Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Af Ingiriis : The Upper House of the Federal Parliament) waa aqal ka mid ah labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya (kaasoo la shaqeeya golaha shacabka.
waxaa la aasaasay 2012 waloow aan xubno la soo xulay aysan jirin hadda awiidiisa waxaa la siiyay Madaxweynaha iyo madasha wadatashiga qaran ee Soomaaliya.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka | |
---|---|
Qaabka | |
Qaabka | Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya |
Hogaanka | |
Gudoomiyaha Aqalka Sare | Weli lama dooran, ? tan iyo mm dd, yy |
Qaabka | |
Tirada Xubnaha | 54 xubnood + 18x3 gobolkiiba saddex |
Qaybaha Siyaasadda | 18 (Gobol) |
Doorashooyinka | |
Doorashadii ugu dambeeysay | Doorashadii 1984 |
Meesha ay ku kulmaan | |
Ufficio Governo, Muqdisho | |
Website | |
http://www.parliament.gov.so |
Sida uu qorayo dastuurka qodobka 72aad, tirada xubnaha ka ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka waxaa si toos ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan u dooranaya shacabka Dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Federaalka, tiradoodana waa ugu badnaan 54 Xildhibaan oo ka imaanaya 16kii gobol ee Soomaaliya lahayd ka hor 1960kii, iyada oo saldhig looga dhigayo:
yeelanayaan xubno tiro isle’eg ah;
Aaqalka sare ayaa ayaa loo qaybiyey lix Dawlad Goboleed oo afar kamid ah la siiyey midkiiba 8 Xildhibaan, halka Puntland iyo Somaliland midkiiba la siiyey 11 Mudane/Marwo.
Qoondada Haweenka ayaa lagu sheegay war-murtiyeedka in ay heli doonaan 30% tirada Xildhibaanada, sida ku cad heshiisyadii Garoowe1 iyo Garoowe2.
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.