Cabdiwaxid Goonjeex

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo loo yaqaan Cadiwaaxid Goonjeex , waa siyaasi soomaali ah.

Wuxuu hadda yahay Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee matalaya gobolka Galguduud, degmada Caabudwaaq. Laga soo bilaabo bishii Sebtembar ilaa Oktoobar 2010, wuxuu ahaa ku simaha Raiisul Wasaaraha Soomaaliya , jagadii uu ka dhaxlay Cumar C / rashiid Cali Sharmarke . Kahor magacaabistiisa, Goonjeex wuxuu ahaan jiray Ku Xigeenka Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Gaadiidka dowlada federaalka.

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
عبدالواحد عبدي علمي غونجاه
Raiisul wasaaraha Soomaaliya
Acting
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
24 Sebtembar 2010 – 31 Oktobar 2010
MadaxweyneShiikh Shariif Shiikh Axmad
ka horeeyayCumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Ku xigayMaxamed Cabdulaahi Maxamed Current position =Senator ka tirsan aqalka sare ee dowladda Soomaaliya
Faahfaahin shaqsiyadeed
DhashayDusamareeb galgaduud soomaaliya
XisbigaDowlada Federalka Ku Meel Gaarka ah

Bartamihii sanadkii 2012, Goonjeex wuxuu isu soo sharaxay inuu yahay murashax doorashadii madaxtinimada Soomaaliya ee 2012.




Tixraac

Tags:

2010CaabudwaaqCumar Cabdirashiid Cali SharmaarkeGalguduudRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaSoomaalida

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SolomadowAngolaAndalusAwrtableWashitoonXikmadDhaqanka SoomaaliAxadMiddle ShabelleSheekhaal2016Xoghayaha Guud Qaramada MidoobayXisbiga SYLWanlaweynLaosKhadra CigeNabiHilibi MaxamedFarta CismaaniyaCumar (saxaaba)Ibraahim bin Muxamed'''Cabdalla Abokor'''Suugaanta Reer AlmisJarsoDayaxXasan ganayJacaylQaramada MidoobayWasaaradda Beeraha SoomaaliyaDastuurka SomalilandBiyo-baxLaasqorayTunisiyaNabi Yacquub C.S.Saldanadii AjuuraanCabdirashiid SharmaarkeNugaalItoobiyaXarunta Sare Qaramada MidoobayCawramaleQoraaOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaRuushkaDhagaxMadaxweyne ku xigeenka Somaliland1976CeelbacadBuula xaajiKilimanjaaroBiciidAxmed FaaraxCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiHuriwaaWaqooyiga SoomaaliyaMasjidka isbahaysiga islaamkaFanzaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedQaasim bin MuxamedXamarweyne3 (tiro)SawirMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaMuuse BiixiHindiyaDawlada ayuubiyiintaAafda tahriibkaGanacsiAasiyaDiwaanka CuriyeDenimarkiAbuu XaniifaSaudi aramco🡆 More