Doorashada xigta ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa la qorsheeyay in ay dhacdo 2016.
Waana doorashadii ugu horaysay ilaa iyo 1967.
Baarlamaanka aan la soo dooran ee Dawladda Soomaaliya 2012dii, waxa ay muddadiisu ku egtahay 2016. Sida la isku afgartay Madaxweynaha Soomaaliya, doorashada soo socta waxa ay noqon doontaa mid xor ah oo madax bannaan. waxaa dhici doonta doorasho dadban, taasoo ay ka doodeen odayaal dhaqameedyada iyo beesha caalamaka inta laga gaaraayo doorashooyin toos ah.
07 Agoost 2016
Jadwalka doorashooyinka:-
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Doorashada xigta ee Baarlamaanka Soomaaliya, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.