Kuuleey

Kuuleey waa noole yar oo ka mida naasaleyda qodaxaha leh ee bahda Erinaceinae.

Xidig dhul
Kuuleey
European hedgehog
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Animalia
Faylam: Chordata
Gacalka: Mammalia
Dirka: Eulipotyphla
Bahka: Erinaceidae
Bahka hoose: Erinaceinae
G. Fischer, 1814
Genera
  • Atelerix
  • Erinaceus
  • Hemiechinus
  • Mesechinus
  • Paraechinus
Kuuleey
Xidig dhul
Kuuleey
Kuuleey cali banjar Atelerix sclateri

Waxaa jiro todobaatan nooc oo kuuleey oo ku nool qaaradaha Yurub, Aasiya iyo Afrika. Ma jiraan kuuleey u dhalatay Australia ama qaaradaha Ameerika.

Tilmaanta

wuxuu ku noolyahay ama quutaa cayayaanka, dirxiga, doolliga yaryar ee ku wada nool duurka iyo kaymaha, sidoo kale wuxuu quutaa dhirta iyo miraha, dusha wuxuu ku leeyahay qodax kuwa dahaaran jirkiisa, oo uu adeegsado difaaca noloshiisa markii uu dareen galo, ayuu is hullaabaa isagoo u ekaanaya sidii kubad, ilmihiisa ayuu nuujiyaa, wuxuuna leeyahay madax yar iyo af dhuuban, iyo dhego yaryar qoor muuqata ma leh, wuxuu awood u leeyahay inuu la dagaalanjka masaska iyo abeeesooyinka. aad wuxuu u qaraab tagaa habeenada cadada ah ama dayaxa uu jiro, wuxuu ku noolyahay baadiyaha iyo magaalooyinka meelaha aan la degenayn....

Taranka

Tixraac











Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SaambiyaOlivia RodrigoMaroodi JeexCiidanka Xooga SoomaaliyaStolpersteinMaxamed TubeecAbu HurayraAbasguulHodanAqalka Madaxtooyada SoomaaliyaHowraarsame AmaanreerRee XasanShunburoWarbixin SoomaaliyaIleysShirkada Isgaariinta HormuudBoqortooyadii DarawiishAstaamaynAbriilInternetCufCushitic peoplesMadaxwaynaha SoomaaliyaFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanBeledweyneEeleyUfeynCumar FaaruuqCismaan yoonisWariyeDagaalkii uxudNabi Ibraahiim C.S.Cilmiga bulshadaKanaalka SuweysWabiga ShabeelleNamibiyaMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960SuuriyaSuuradYurubLuuqWayback MachineDegmada Feer-feerDowladii UmawiyiintaShariif Xasan Sheekh AadanXeebjireAljeeriyaDastuurka SoomaaliyaXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaGujisDagaalkii ciraaq iyo iiraanCagaarshow BBankiga AduunkaShingaanix2sdkDhagaxAsharaafTaariikhda SaxaabadaNayjeeriyaXiddigisAf-JiidoCabdicasiisBogga HoreDimoqraadiRuun NirgoodQoryooleyDhaqaallaha SoomaaliyaMahatma GandhiWaaciyeKilimanjaaroSiigaysigu🡆 More