Bankiga Aduunka

Kooxda Bankiga Aduunka (Af Ingiriis : World Bank Group; Af Carabi : ar‎) loo soo gaabiyo (WBG) waa koox ka samaysan shan urur oo caalami ah kuwaasi oo amaahiya kharash wadanada soo koraya.

Waa bankiga ugu weyn uguna caansan ee horumarinta koboca dhaqaalaha, waxaana gacanta ku heeysa Waaxda Horumarka Qaramada Midoobay.

Bankiga Aduunka
SamaysmayDiisembar 27, 1945
NoocaInternational organization
SharcigaHeshiis
UjeedoHorumarinta dhaqaalaha, baabi'inta faqrinimada
Xubnoha
188 states (187 wadanada Qaramada Midoobay iyo Jamhuuriyada Kosovo)
Madaxweyne
Jim Yong Kim
Xubnaha ugu muhiimsan
Gole Agaasime
Websiteworldbank.org

Bankiga Aduunka waxaa xarun u ah caasimada Washington D.C wadanka Maraykanka wuxuuna sanadkii 2012ka bankigani maamulay lacag dhan $30 bilyan oo uu ku bixiyo amaah iyo caawinta wadanada soo koraya iyo kuwa ku jira xaalad kala guur ah. Sida ku xusan sharciga qoran ee bankiga ujeedadiisu waa inuu dabargooyo faqriga, baahida iyo busaarada isla markaana dhiso barwaaqo la wadaagi karo dhammaan bulshooyinka caalamka. Shanta qeybood ee Bankiga Aduunku ka kooban yahay waa "Bankiga Caalamiga ee Dib u dhiska iyo Horumarka" (International Bank for Reconstruction and Development) (IBRD), "Midowga Horumarka Caalamiga" (International Development Association) (IDA), "Shirkada Maalgelinta Caalamiga" (International Finance Corporation) (IFC), "Wakaalada Maalgashiga La Hubo" (Multilateral Investment Guarantee Agency) (MIGA) iyo "Xarunta Caalamiga Dhexdhexaadinta Isqabsiga Maalgelinta" (International Centre for Settlement of Investment Disputes) (ICSID).

Bankiga Aduunka

Kooxda Bankiga Aduunka (Af Ingiriis : World Bank Group; Af Carabi : ar‎) loo soo gaabiyo (WBG) waa koox ka samaysan shan urur oo caalami ah kuwaasi oo amaahiya kharash wadanada soo koraya.

Kooxda Bankiga Aduunka waxaa si rasmi ah loo dhisay Diisamber 27, 1945 waxyar uun ka dib markii la aasaasay Qaramada Midoobay. Bankigu wuxuu 1951kii abuuray Golaha Osiander (Osiander Comittee) oo masuul looga dhigay ineey qiimeyn ku sameeyaan dhaqaalaha wadanada caalamka isla markaana u soo wariyaan golaha sare ee Bankiga Aduunka.

Bankiga Aduunku wuxuu si caadi ah u shaqo bilaabay Juun 25C 1946, wuxuuna amaahdii ugu horeeysay bixiyay May 9, 1947 (taasi oo US$250 milyan amaahiyay wadanka Faransiiska si uu dib u dhis ugu sameeyo buburkii iyo dhaawicii wadankaas ka soo gaadhay Dagaalkii Labaad ee Aduunka). Si kale hadaan u dhigno lacagtaasi la amaahiyey Faransiisku waa mida ugu faraha badneyd ilaa maanta ee Bankiga Aduunku amaahiyo wadan.


Bankiga Aduunka

Kooxda Bankiga Aduunka (Af Ingiriis : World Bank Group; Af Carabi : ar‎) loo soo gaabiyo (WBG) waa koox ka samaysan shan urur oo caalami ah kuwaasi oo amaahiya kharash wadanada soo koraya.

Bankiga Aduunka 
Kooxda Bankiga Aduunka:
  wadan xubin ka ah dhammaan shanta urur ee bankiga
  wadan xubin ka ah afar urur oo ka tirsan bankiga
  wadan xubin ka ah sadex urur ee bankiga
  wadan xubin ka ah labo urur kali ah
  wadan xubin ka ah kaliya IBRD

Dhamaan 193 wadan ee xubinta ka ah Qaramada Midoobay iyo wadanka Kosofo waxay ugu yaraan ka qeybqaataan shaqada iyo xarkaatka Ururka Horumarka iyo Dib udhiska Caalamiga (IBRD). Sidoo kale waxaa in badan ka qeyb qaataan dhaqdhaqaaqa afartan urur ee kale: IDA, IFC, MIGA, ICSID.

Hadaba xubnaha Bankiga Aduunka waxaan u fiirin karnaa sidan:

  1. wadan xubin ka ah kaliya IBRD: San Marino
  2. wadan xubin ka ah IBRD iyo hal urur oo kale: Suriname, Tuvalu, Brunei
  3. IBRD iyo labo urur oo kale: Antigua iyo Barbuda, Sao Tome iyo Principe, Namibia, Bhutan, Myanmar, Qatar, Gasiiradaha Marshall, Kiribati
  4. IBRD iyo sadex urur kale: Hindiya, Kanada, Meksiko, Belize, Jamayka, Jamhuuriyada Dominikan, Fenezuela, Brazil, Bolifiya, Uruguay, Ekuwador, Dominika, Saint Vincent iyo Grenadines, Cape Verde, Guinea-Bissau, Niger, Equatorial Guinea, Angola, Koonfur Afrika, Comoros, Seychelles, Libya, Soomaaliya, Itoobiya, Eritrea, Jabuuti, Baxrain, Iran, Ciraaq, Malta, Montenegro, Bulgaria, Romania, Moldova, Poland, Russia, Lithuania, Belarus, Kyrgyzstan, Tajikistan, Turkmenistan, Thailand, Laos, Vietnam, Palau, Vanuatu, Samoa, Maldives, Koonfurta Sudan
  5. wadanada xubinta ka ah shanta urur: dhammaan 127 soo hadhay ee xubnaha Bankiga Aduunka.

Wadanada aan xubinta ka ahayn Bankiga Aduunku waa: Andorra, Kuuba, Liechtenstein, Monako, Nauru, Waqooyiga Korea.

Bankiga Aduunka

Kooxda Bankiga Aduunka (Af Ingiriis : World Bank Group; Af Carabi : ar‎) loo soo gaabiyo (WBG) waa koox ka samaysan shan urur oo caalami ah kuwaasi oo amaahiya kharash wadanada soo koraya.

Bankiga Aduunka

Kooxda Bankiga Aduunka (Af Ingiriis : World Bank Group; Af Carabi : ar‎) loo soo gaabiyo (WBG) waa koox ka samaysan shan urur oo caalami ah kuwaasi oo amaahiya kharash wadanada soo koraya.

Bankiga Aduunka 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Bankiga Aduunka TaariikhBankiga Aduunka XubnahaBankiga Aduunka Qoraalo La XidhiidhaBankiga Aduunka TixraacBankiga AduunkaAf CarabiAf IngiriisBankiQaramada Midoobay

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Elizabeth IIMadaxweyneyaashii SoomaaliyaLaxanHowraarsame AmaanreerJuqraafiga SoomaaliyaShariif Xasan Sheekh AadanGiriigaItoobiyaMadhibaanS1 No. 1 StyleSaruurMurursadeAxmed SiilaanyoKoonfur GalbeedDhedigBaarlamaanka SomalilandQoomaalMaxamed Faarax CaydiidBadhanMadiinaInternational Standard Book NumberDagaalkii xoraynta ogadenCali Cafii Fiqi OmarRaxanweynTuniSurre (beel)TogdheerSaldanada GelediAafda tahriibkaQuraanka KariimkaQaamuusMaskaxBiimaalSuug (qori)TamarAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaLuuqKajolCumar bin cabdi caziizManhajka Waxbarashada Qaran ee SoomaaliyaGurgura (beel)SabuurGaaljecelAadan DaarJabuuti (magaalo)Midowga SofiyetLiiska magaalooyinka SoomaaliyaHibo NuuraGooryaankaJilibXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaFinlanAl-QaacidaCaa'isha binti AbiibakarAbu HurayraLabaaleeyWaxbarashada SoomaaliyeedSuugaanta SoomaalidaSaldanadii CadalDhaqanka SoomaaliXisaabMidabSaylacSheekh IsxaaqJijeeleMaakhirAf CarabiBakoolBeesha hilibi daarandooleKun Habeen Iyo HabeenXawaadleAakhiroVentusky.comGabareey-maanyo🡆 More