Hayada Cuntada Aduunka

Hayada Cuntada Aduunka (Af Ingiriis : World Food Programme; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: WFP) waa waa waaxda gargaarka cuntada ee hay'ada Qaramada Midoobay iyo ururka ugu wayn caalamka ee ka warbixiya gaajada isla markaana dhiirigeliya amniga cuntada.

      Boga "WFP" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Sida ay sheegtay hay'adani waxay gargaar cunto gaadhsiisaa sanad kasta dad dhan 80 milyan oo ku kala nool 75 wadan. Magaca hayada marka la fasiro oo noqonaya Barnaamijka Cuntada Aduunka waxa xarunta ugu sareeysa ku leedahay magaalada Roma wadanka Talyaaniga, iyo in ka badan ilaa 80 xafiis dacalada aduunka. Intaas waxaa dheer, muhiimada koowaad hayadu waxay siisa dadka awoodi waayay ineey cunto u helaan naftooda iyo qoyskooda sababo la xidhiidha dagaalo, xanuuno, musiibo dabiici ah (sida daad, duufaan, abaaro, dhulgariir iwm) darteed.

Hayada Cuntada Aduunka
Barnamijka Cuntada Aduunka
(WFP)
Hayada Cuntada Aduunka
Hayada Cuntada Aduunka
Astaanta WFP
Loo soo gaabiyoHCA/BCA
NoocaBarnaamij Baniadamtinimo ee QM
SharcigaHada shaqaynaysa
FadhigaRoma, Talyaaniga
Websitewww.wfp.org
Boga Facebook
Boga Twitter

Guud ahaanHay'ada Cuntada Aduunka oo loo soo gaabiyo WFP waxay xubin ka tahay Kooxda Horumarka Qaramada Midoobay iyo waaxda Golaha Go'aaminta.

Hayada Cuntada Aduunka

Hayada Cuntada Aduunka (Af Ingiriis : World Food Programme; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: WFP) waa waa waaxda gargaarka cuntada ee hay'ada Qaramada Midoobay iyo ururka ugu wayn caalamka ee ka warbixiya gaajada isla markaana dhiirigeliya amniga cuntada.

Hayada Cuntada Aduunka 
Shaanbada WFP sanadki 2009 ka muuqata mucaawino cunto Ruushka

WFP waxa ugu horayn la aasaasay sanadkii 1961 ka dib markuu dhamaaday 1960 shirkii "Ururka Cuntada iyo Beeraha" (Food and Agricultural Organization), waxaa la isla afgartey in la sameeyo barnaamij ka shaqeeya gargaarka cuntada. Sidaasi ayaa WFP lagu sameeyay sanadkii 1963; waxaana barnaamijka loo dhiibay ineey maamulaan Ururka Cuntada iyo Beeraha wakhti sadex sano ah si loo fiiriyo midhodhalka iyo muhiimada barnaamijka. Hay'ada Cuntada Aduunka waxaa urur madaxbanaan oo iskii isku maamula laga dhigay sanadkii 1965, ka dib markii aasaaskiisa loo bogay.


Hayada Cuntada Aduunka

Hayada Cuntada Aduunka (Af Ingiriis : World Food Programme; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: WFP) waa waa waaxda gargaarka cuntada ee hay'ada Qaramada Midoobay iyo ururka ugu wayn caalamka ee ka warbixiya gaajada isla markaana dhiirigeliya amniga cuntada.

Hayada Cuntada Aduunka waxaa maamula Gole Sare oo yimaada 36 wadan oo ka tirasan ururkan. Gudoomiyaha Sare ee ururka wakhti xaadirkan waa Ertharin Cousin kaasi oo uu magacaabay Xoghayaha Sare ee Qaramada Midoobay iyo Madaxa sare ee Ururka Cuntada iyo Beeraha.

Dhinaca kale, sida hayadu sheegtay deeqbixiyaha ugu badan ee WFP waa qaarada Yurub waxayna ka qeybqaadata in badan oo howlaha ururka ah.

Aragtida iyo riyada hayadani waa in la helo "aduunyo nin kasta, naag iyo ilmo markasta heystaan ilo cunto si ay ugu sii noolaadaan nolol sax ah oo caafimaad qabta."

Guud ahaan Hayada Cuntada Aduunka waxaa u shaqeeya ilaa 11,500 qof kuwaasi oo dhamaantood ka shaqeeya deegaano aad u fog.

Hayada Cuntada Aduunka

Hayada Cuntada Aduunka (Af Ingiriis : World Food Programme; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: WFP) waa waa waaxda gargaarka cuntada ee hay'ada Qaramada Midoobay iyo ururka ugu wayn caalamka ee ka warbixiya gaajada isla markaana dhiirigeliya amniga cuntada.

Hayada Cuntada Aduunka

Hayada Cuntada Aduunka (Af Ingiriis : World Food Programme; Af Carabi : ar‎) (loo soo gaabiyo: WFP) waa waa waaxda gargaarka cuntada ee hay'ada Qaramada Midoobay iyo ururka ugu wayn caalamka ee ka warbixiya gaajada isla markaana dhiirigeliya amniga cuntada.

Hayada Cuntada Aduunka 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Hayada Cuntada Aduunka TaariikhHayada Cuntada Aduunka MaamulkaHayada Cuntada Aduunka Qoraalo La XidhiidhaHayada Cuntada Aduunka TixraacHayada Cuntada AduunkaAbaarAf CarabiAf IngiriisCuntoDaadDagaalDhulgariirGaajoMilyanQaramada MidoobayRomaTalyaanigaXanuun

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

TansaaniyaXaasaska Nebi MuxamedSoomaalidaGujisCabdiqaasim SalaadGobolada SoomaaliyaKalandarka IslaamkaCalanka SomalilandDhaqaallaha SoomaaliyaDhaqanSheeko SoomaaliBahda Qoraxdu MidaysayAbriilSiwaarqoonCiidanka Asluubta SomalilandMasiixiyadBuurta DaaloFinlanLisaHTMLMaxamed gorgaateSuudaanLuuqBadweynta BaasifigaXayawaanCabdicasiisDhaqan SoomaaliQoryooleyKinsi Xaaji AadanAbu BakrGarxajisAwdalAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCeel CaddeWikiCiise (qabiil)Cumar (saxaaba)JuqraafiCabdalle SabdiQaramada MidoobayDoofaarNamibiyaAbella DangerBoocJava (luuqada borograaminta)LoolDhagaxtuurMaxamed Cali KalaaySacuudi CarabiyaXisbiga KulmiyeBoqortooyadii DarawiishUbaxGuddiga Af SoomaaligaMaamulgoboleedka SoomaaliyaJiilaalGabayada abwaanada hawiyeFarta CismaaniyaMurtiCarab SaalaxDagaalkii (2006–2009)Xikmada Nolosha iyo FarxadaHargeysaFar SoomaaliWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaMahatma GandhiOromoS1 No. 1 StyleShariif Axmed🡆 More