Banki

Banki, Bangi (ingiriis: Bank, carabi: المصرف) waa xarun dhaqaale lacagaha maamusha, keydisa, samaysa, dib u daabacda isla markaana dhaqaale ka sameysa amaahinta iyo maalgelinta ganacsiga, wershadaha, shirkadaha IWM.

Bangiyada waxaa inta badan iska leh dowlada dhexe taasi oo ku maamusha qiimaha iyo sicirka lacagta iyo badeecadaha kala duwan. Hadana sidaasi ay tahay waxaa caalamka ka jira tiro aad u badan oo bangiyo gaar loo leeyahay ah, kuwaasi oo ka xoog iyo dhaqaalo badan bangiyada dowlada.

Lacag

Tags:

CarabiGanacsiIngiriisWershad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Abu HurayraBurundiReeryoonisKarkaarSaruurMaxamed TubeecBeeldaajeCimraanFungiRoobDowlad HooseShillin SomalilandHabdhiska DheefshiidkaMaxamed gorgaatehanti maguurtoAduunkaGobolada SoomaaliyaGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayQabyaaladaCusmaan gaaziTuwitterCiidanka Xooga SoomaaliyaMeheriBurcoHirshabeelleNaasleyCiid al-AdxaaFalastiinDiinsiAkaraGabayada abwaanada hawiyeTixDegoodiXaasaska Nebi MuxamedLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolMalaysiyaDhulQoryooleyBeeldaaje FaaraxFaysbuugXulbadWaroodka HowlwadaagXasan Aadan SamatarQuraanka KariimkaJilibXisbiga SYLXawaadleBiyo-xireenka HorukacaDhigahaSoomaaliyaMaskaxDagaalkii ciraaq iyo iiraanHiiraanAafda tahriibkaBarasiilAf SoomaaliGiriigaMajaajiloCufJubbada DhexeBegediBunDooroDhaqan SoomaaliMagacSuuradDagaalkii Labaad ee AduunkaKismaayoSheeko SoomaaliLuuqMasagoLionel MessiDaadmadheedhCali Cafii Fiqi OmarGaraad Jaamac Garaad Cali🡆 More