Shillin Somaliland

Somaliland shilin waa lacagta laga isticmaalo Somaliland.

Waxa la hirgaliyay daabacaadda iyo isticmaalka lacagtan, 18 Oktoobar 1994. Waxa ay ka kooban tahay lacagta Somaliland waraaqo iyo biro kil sidan soo 1, 5, 10, 20, 100, 500, 1000 iyo 5000.

Shillin Somaliland
شلن صوماليلاندي
Somaliland shilin
500,1000 and 5000 Shilin Somaliland
500,1000 and 5000 Shilin Somaliland
ISO 4217 fure SQS
Bankiga dhexe Baanka Somaliland
Website ww.bankofsomaliland.net
Adeegsade  Somaliland
Sarifka 1 U.S. dollar = 1200 SL Shillings
Sumad Sl. Sh.
Macdin ka samaysan 1, 5, 10, 20 Somaliland shillings
Ka samaysan warqad 5, 10, 20, 50, 100, 500, 1000 and 5000 Somaliland shillings

Lacagta  Somaliland

Sidan lawada socono astaanta qaranku waa shayga kaliyata ee lagu garto dawlad amaba lagu aqoonsado qaran keena, somaliland waxuu leeyahay astaan iyo lacag u gaar ah taa oo uu kaga duwan yahay bulshada caalamka iyo Gobolka geeska afrikaba, hadaba tan iyo waxii ka adan beeyay sanadkii 1991 somaliland waxay lahayd lacag u gaar ah taasi oo aan gabi hanba wada gaadhin gobolada somaliland oo dhan , iyadoo inta badan ku kooban hargaysa oo ah caasimada somaliland. halka aan lagaba aqoon gobola da kale dalka sida gobolada Bariga ee ay ka mid ka yihiin gobolka togdheer,sanaag iyo sool ,waxaana laga isticmalaa badiba lacago qalaad oo kala duwan ku wasi oo iskugu jira lacagta itopiyanka iyo lacagtii soomaliyadii hore, dhinacakale waxad arkaysaa markaad tagto magaloyinka aan kor ku soo xusay iyo qaar kaleba inaad markaad dhex marayso goobaha lacagaha lagu sarifo anad arkayninba wax lacag shilinka somalialand ah mana jiraan lacago somaliland ah oo ay indha haagu qabanayaan, dhinacakale´shilinka somaliland hadad is tidhaah do suqa wax kaga so iibso ama ba wax kaga soo cun hotelada laga cunteeyo lagama yaabo inaad wax lagaga iibiyo, waxa yaduna nasiib daraa in qaar kamid ah lacagta shilinka somaliland ah guud ahan ba wadanka gudihiisa lagama qaato xataa casimada inana waxba lagaga iibin ibin mayo lacagtaas oo inta badan musha har loo ´siyo ciidamada qaranka marka ay isku dayaan inay ku soo adeegtana aan lagaqadan lacagtaas aan kor ku soo xusayna waxa kamid ah 5ta´shilin 10´ka shilin iyo 20´ka shilin lacagtasi la diidayaana waa lacagtii qaranka hadaba, waxa nasiib Daraa inay somaliland ku faanto inay hormar ka gaadhay dhinacyo badan sida dimuqraadiyada ´ dhaqaalaha´ Tignolajiyada iyo waxbarashada, hadana hormar ay gaadho iska dhaafo ay lacagteedii ayaa weli saaran Geedka Madhaafto

Lacagta Somaliland oo dhammaan wadanka wada gaadhay

lacagta somaliland waxa ay hada wada gaadhay dhammaan wadanka oo dhan. Waxa laga qaataa talaabo kasta oo ka mid ah ciidda Somaliland. goobtii ugu dambaysay ee lacagta Somaliland laga qaataa waxa ay ahayd magaalada Burco oo ay ragaadisay lacagta giinbaarta ah ee ka hadhay nidaamkii kaligii taliyihii Siyaad Barre taas oo aafo wayn u gaysatay magaalda Burco iyo gabi ahaanba dhaqaalaha gobolka Togdheer. iyo guud ahaan dhaqaalaha Somaliland.intaas kadib xukumada Somaliland waxa ay ku guulaysatay sidii ay lacagta wadanka u wada gaadhsiin lahayd. Hormarkii way si wada oo imka waxay samaysay (1000 Sh) kun shilin oo isku yaalla iyo (5000 Sh) shan kun oo isku yaalla. taas oo sicir barar keentay

1996-1996 notes [1]
Obverse Reverse Value Main Colour Obverse Reverse Date of issue
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  5 Somaliland shillings Green Camel caravan, Naasa Hablood ("Girl's Breasts") hills near Hargeisa. Goodirka" (Parliament, later Supreme Court building, Hargeisa), kudu 1994
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  10 Somaliland Shillings Purple 1994, 1996
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  20 Somaliland Shillings Brown
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  50 Somaliland Shillings Blue Camel caravan, Naasa Hablood ("Girl's Breasts") hills near Hargeisaa. Goodirka" (Parliament, later Supreme Court building,Hargeisa), kudu 1996, 1996, 1999
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  100 Somaliland Shillings Khaki green Bank of Somaliland in Hargeisa Berbera dockside with herds of Somali sheep and goats 1994, 1996, 1999, 2002, 2005, 2006, 2008, 2011
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  500 Somaliland Shillings Blue
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  1000 Somaliland Shillings Red 2011, 2012, 2014, 2015
Shillin Somaliland  Shillin Somaliland  5000 Somaliland Shillings Green Three camels and three goats foraging 2011, 2012, 2015

|colspan="7"|Template:Standard banknote table notice |}

Lenks

http://www.osama4coins.net/AfricanCurrenciesAr.html[dead link]

sido kale fiiri

Tags:

Shillin Somaliland Lacagta File:Flag of somalia.svg SomalilandShillin Somaliland Lacagta Somaliland oo dhammaan wadanka wada gaadhayShillin Somaliland LenksShillin Somaliland sido kale fiiriShillin Somaliland1994Somaliland

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WikipediaJiilaalDimoqraadiLiin2007Xayla SiilaasiDhaqanka SoomaaliAbu BakrBada DhexeMarkaAfarta xilliXafsa bint CumarBariga AfrikaBelarusAasiyaAf IngiriisDaylight saving timeAfrikaDhuusamareebDhaga yare (geed)GabayKumbuyuutarXooloWebiyadaNabi Ibraahiim C.S.Warbixin SoomaaliyaMUUSE ISMACIILAxmed CigaalWax soo saarka gudahaUsbekistanQabiilQalaafeWarshadNebi Aadam C.SWabiga ShabeelleDeyn Hilato (shimbir)Liiska magaalooyinka SoomaaliyaDhedigBaddacasDegoodiYugandhaGarjante gardheere samaaleSiyaasadda SoomaaliyaMaxamed gorgaateMuduloodReer NuurMaxkamadda Sare ee SomalilandBaayDiiwaanka Caasimadaha AfrikaWayteenAbooreeyCeerigaaboKangarooGabayada abwaanada hawiyeNiisaabuurMaaliMagacHuruud1977Garaadtooyada DaraawiishTunisiyaMadaxweyneyaashii SoomaaliyaZeyd Binu XaarithaBeesha reer maxamed Maxad caseOperating systemDayax gacmeedDaa'uud XirsiJacaylMagaalooyinka MaraykankaSoftwareXasan Aadan SamatarHeeso SoomaaliFaransiiskaArktikNabi YuusufKubadda Cagta🡆 More