Liiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool

Halkan waxaa ku soo ururinaynaa liiska caasimadaha iyo magaalooyinka wadanka Soomaaliya ayadoo loo fiirinayo bulshada.

Sida lagu sheegay tirokoob sanadkii 2012ka, wadanka Soomaaliya waxaa ku dhaqan dad tiradoodu gaadhaysao ilaa 10,085,648 oo qof.

Liiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool
Magaalada caasimada Muqdisho.

Sidoo kale, tirokoob madaxbanaan oo la sameeyay sanadkii 1992kii ayaa waxaa la xisaabiyay magaalooyinka leh bulsho ku dhaqan oo tiradoodu ka badan tahay 2,000, ayadoo isla wakhtigaasi la tirokoobayay bulshada guud ee gobolada iyo wadanka oo dhan. T

Liiska Magaalooyinka

Heerka Caasimada Gobolka Bulshada
1 Muqdisho Banaadir 2,265,000
2 Bosaso Bari 700,000
3 Gaalkacyo Mudug 137,667
4 Bardhere Gedo 150,000
5 Baydhabo Baay 157,200
6 Kismaayo Jubbada Hoose 183,300
7 Beledweyne Hiiraan 67,616
8 Afgooye Shabeellaha Hoose 42,400
9 Jowhar Shabeellaha Dhexe 42,200
10 Merca Shabeellaha Hoose 39,300
11 Qoryoley Shabeellaha Hoose 35,700
12 Garowe Nugaal 29,300
13 Qardho Bari 29,000
14 Luuq Gedo 27,000

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

Tags:

Liiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool Liiska MagaalooyinkaLiiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool Sidoo kale fiiriLiiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool XigashoLiiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku Nool TixraacLiiska Magaalooyinka Soomaaliya Dadka Ku NoolSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MatabaanFilimada qooq-kobcinta jilicsanaanGalmoSSC-Khatumo stateAxmed FaaraxGusDagaalkii DhufeysyadaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedMaxamed Cabdule XasanGarreWikipediaIngiriiskaEimi FukadaDylan BesseauRasuulMugGarxajisNabadSacad bin mucaadHiiraan StateMuduloodSharciDastuurka SoomaaliyaOogo (dhul)JabaanGobolada SoomaaliyaCagaarshow BMilyanCidhifIsgaarsiintaBeesha cumar JibriilNabi Suleymaan C.S.BurcoJabhadda Xoraynta Soomaali GalbeedBaltimoreWebiyadaJava (luuqada borograaminta)Nabi Luud C.S.Badda SoomaaliyeedCeeldheerXawaadleInternetMuuse BiixiSaaxilBu'aaleCurudka SamaroobDoorashada guud ee Somaliland (2017)CaynabaLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolHeerkulKoonfur GalbeedQabiilTiraabMadaxweyneyaashii SoomaaliyaNebi Maxamed c.sKoonfurta AfrikaCiise (qabiil)Dadka CadCalanka KhaatumoAf-SoomaaliBaha'iMobileAasiyaMalmalJabuutiXiman & xeebMahatma GandhiLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaAbokor muuse🡆 More