Suurad

Suurad Fiiri Jadwalka Boqol toban iyo afarta Suuradood ee Quraanka Kariimka ah.

Suurad
Suurada ugu horeeysa Quraanka kariimka ah ee Suuratul-Al-Faatixa.

Suurad Suurah Suuratu (ingiriis: sura, surah, surat; carabi: ﺳﻮﺭﺓ; ama wadar ahaan: ﺳﻮﺭ suwar, sidoo kale sūrah) waa maqaro bog ama bogag aayado ka mid ah Quraanka kariimka ah ee Alle (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi Muxamed (n.n.k.h). Kitaabka Quraanka kariimka ah wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood oo u sii kala baxa tiro badan oo aayado ah.

Dhererka Suuradaha Quraanku way kala duwan yihiin, tan ugu gaabani waa Suuratul-Al-Kawsar oo ka kooban 3 aayadood; halka suurada ugu dheeri tahay Suuratul-Al-Baqara oo ka kooban 286 aayadood. Boqol toban iyo afarta suuradood ee kitaabka Quraanka kariimka ah waxay kala yihiin 86 suuradood oo ah Makki iyo 28 Madani ah. Kala soocida noocan ah waxaay salka ku heeysaa meesha ay suuraduhu ku soo dageen, oo ka hor intii aanu Nebi Muxamed ka tagin magaalada Makkah quraanka ku soo dagay waxaa loo yaqaanaa Makki, halka markuu Nebigu u hijrooday magaalada Madiina waxyigii iyo quraankii ku soo dagay ay noqonayaan Madani.

Hadaba suuradahaMakkiga ahi waxay ka waramaan aakhirada iyo xoojinta iimaanka, halka suuradaha Madaniga ahi ay sharaxaan nolosha, isku-xidhnaanta iyo is-habeynta bulshada Islaamka ah. Marka laga reebo Suuratul-Al-Tawba, dhamaan suuradaha kale waxay ku bilaabmaan "Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud" (ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ) Bismi Allahi al-Raxmaani al-Raxiimi. Midani waa tan kala soocda isla markaana kala saarta Suuradaha ku jira Kitaabka Quraanka Kariimka ah.

Dhinaca kale, qeyb ka mid ah Suuradaha ama suurada oo dhamaystiran ayaa la akhriyaa wakhtiga lagu gudo jiro tukashada salaada taasi oo rakcad kasta lagu bilaabo Suuratul-Al-Faatixa oo dhamaystiran.

Suurad

Suurad Fiiri Jadwalka Boqol toban iyo afarta Suuradood ee Quraanka Kariimka ah.

Erayga suurat waxaa markii ugu horeeysay isticmaalay Nebi Muxamed si uu ugu kala saaro iyo kala sooco qeybaha Quraanka kariimka ah. Taasi oo ku dhex jirta aayado Alle (s.w.t) soo dajiyey sida ku cad 24:1 "Waxaanu kugu soo dejinay suurado wata cadaymo, iyo waxaanu kugu soo dirney calaamado, calaamado cad-cad, kuwaasi oo si farxad leh aad ku xasuusani." Dhinaca kale, wadarta suurad waa suwar sida ku xusan Quraanka kariimka, aayadahan oo fasirka af-Soomaali ku noqonaya "Ma waxay dhaheen isagaa Allifay? Ku dheh "La yimaada toban suwar oo la mid ah (waa Quraankee) una yeedha cid kasta marka laga reebo Alle, haddii aad run sheegaysaan."

Suurad

Suurad Fiiri Jadwalka Boqol toban iyo afarta Suuradood ee Quraanka Kariimka ah.

Suurad

Suurad Fiiri Jadwalka Boqol toban iyo afarta Suuradood ee Quraanka Kariimka ah.

Tags:

114 Suuradood

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dowladii UmawiyiintaSaylacMadaxweyneyaashii PuntlandMuuse AbokorBuulo BurdeHiiraan StateIsaaqMoskowSaaxilDayax GacmeedJaamacada CarabtaDudubleNebi Maxamed c.sAbokor muuseMaahmaah Xarafka AWiil waalQoomaalBiyo-baxGar adagXisbiga KulmiyeKalandarka MiilaadigaNugaalDagaalkii (2006–2009)Dhaqan SoomaaliMaydhMidabDaadmadheedhIsiraynUgaas Xasan Ugaas YaasiinXasan Aadan SamatarArjantiinaImaamu ShaaficiCabdiqaasim SalaadBadweynta BaasifigaRaxanweynCabdicasiisGelediCilminafsiBiciidHabar ejiMudugQoryooleyAqalka Madaxtooyada SoomaaliyaGarjante gardheere samaaleBoqortooyadii DarawiishIleysInternetXulbadXVideosKurtunwaareyCiid al-AdxaaDagaalkii ciraaq iyo iiraanShillin SomalilandBogga HoreDabeylBocorMarkaNabiMidowga Maxkamadaha IslaamigaCali Cafii Fiqi OmarAf SoomaaliHaber AwalMakaahiilMadaxwaynaha SoomaaliyaMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaSaldanadii CadaljrzypSaambiya🡆 More