Al-Faatixa

Suurada Al-Faatixa

Al-Faatixa
Quraanka kariimka ah.
Al-Faatixa
Suuratul Al-Faatixa.
ٱلۡفَاتِحَةِ

Al-Faatixa Suuratul Al-Faatixa (ingiriis: Al-Fatiha; carabi: ﺳﻮﺭﺓﺍﻟﻔﺎﺗﺤﺔ; loogu dhawaaqo Sūrat al-Fātiḥah) waa suurada kowaad ee Quraanka kariimka ah ee diinta Islaamka kaasi oo Alle (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi Muxamed (n.n.k.h).

Suuradani Al-Faatixa oo macnaheedu yahay fur-furid, fur-furasho iyo bilaabid ayaa waxay ka kooban tahay todoba aayadood kuwaasi oo sharaxaya "mahadnaqa Alle", "naxariista Alle", cibaadada iyo ka cabsashada Ilaahay. Suurada al-Faatixa qof kasta oo muslim ah oo salaada tukada waxaa ku waajib ah inuu akhriyo suuradan 5ta jeer ee gudashada salaadaha faralka ah. Sida uu wariyey asxaabiga Cabdillahi ibnu Cabbaas iyo kuwo kaleba suurada Al-Faatixa waa mid Makki ah, taasi macnaheedu waa waxay Nebi Muxamed (n.n.k,h) ku soo degtay asagoo jooga magaalada Makkah.

Al-Faatixa

Suurada Al-Faatixa

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Kun Habeen Iyo HabeenCagaarshow BQardhaasUstareliyaOgadenBurcoCaynabaCalanka cirdhowMitirDalalkaKurtunwaareyCeelDegoodiReeryoonisManchester City FCXarfoDiiwaanka Caasimadaha AfrikaGuska weynMajeerteenWaroodka HowlwadaagOogo (dhul)HargeysaGabayada abwaanada hawiyeGalbeedka AfrikaTaariikhda Qaramada MidoobayDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaCali MahdiAasiyaGaadiidAf-SoomaaliBiyoBurundiGalmudugTalyaanigaBelarusAbsameMasjidka NabigaSenegaalMaryamDaaroodGeedOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaCilmi BaarisRaage UgaasLuuqad (Af)Midowga AfrikaIndho yarNabi Nuux C.S.Cilmiga bulshadaMuuse AbokorDigirDaahir Rayaale KaahinSheekh IsxaaqDirSaado Cali WarsameNebalXisaabKitaabInternetShacbaanCarab SaalaxQabyaaladaAfrikaDawladii CabaasiyiintaMahatma GandhiHijrada xabashaMuuse Shiikh IsxaaqUmm Kaltuum bint MuxamedTiirarka IslaamkaLuwandaNabi Yacquub C.S.Masjid al-AqsaHaaydarojiinHiiraan🡆 More