Masjid Al-Aqsa

Masjid Al-Aqsa Waa mid kamida goobaha ugu muhiimsan Islaamka iyo muslimiinta.waa qibladii ugu horaysay ee Islaamka.

Masjid Al-Aqsa waxa uu kuyaalaa gudaha xaafada qadiimka ah ee magaalda Qudus ee wadanka Falastiin. Misaajidkaan ilaahay ku xusay quraanka kariimka, waxaana jiro aayado ka hadlaayo.Al Aqsa waa mid kamida sededa msjid ee booqashada loo aado. Sidoo kale yuhuudu waxa ay u arkaan meel diintooda u muhim ah oo waxa ay ula bexeen magac u gooni ah.

Masjid Al-Aqsa
Masjidka barakaysan ee Al Aqsa

Maanta macbadka Islaamiga ah ee loo yaqaan Masjid Al-Aqsa wuxuu ku yaal buurta Moriyaah. Nabi Ibraahim iimaan weyn buu lahaa. Wuxuu aamminay haddii uu Isxaaq dhinto inuu Ilaahay soo sarakicin doono. Sidaa daraaddeed Nabi Ibraahim diyaar buu u ahaa inuu wiilkiisa allabbari ugu bixiyo. Ee Moriyaah haddaba isla markaas intuunan dilin wiilkiisa malaaʼig xagga Ilaahay ka timid baa ka qabatay. Ilaahay wuu ku ammaanay Ibraahim inuusan ka lexejeclaysan wiilkiisa.

Tags:

FalastiinIslaamkaQudus

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Reer XaamidBurucGoogleGeedaha caankaah ee SoomaaliyaBeesha BahsanbuurLiiska magalooyinka ugu dadka badan qaarada africaDhedigJarmalkaJibriil YoonisJineefaWajeerBooramaSoomaalilandHogaamiyaha dhabtaaHiiraan StateLiin dhanaanSomalilandAf-maldahaGalmada dabadaWiilQaamuus aqooneedka af-soomaaligaKulXooloAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaCumar (saxaaba)Calanka SomalilandHabar ejiEdebdarroDawladii Somaliland (1960)ShiinahaWaraabeLahjadaha Af SoomaaligaNayjeeriyaReeryoonisOperating systemHodan CabdiraxmaanMaxmuud SangubLoolCabdiraxmaan Cabdishakuur WarsameMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaBaarlamaanka Federaalka SoomaaliyaAmber RoseJubbada DhexeLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaDegoodiCeel BuurHargeysaMuuse BiixiBaasaboorka SoomaaliyaDiinsiFilibiinAxmed KismaayoRuushkaMeles ZenawiXasan Cali KhayreXamarjajabCali MahdiCalanka KhaatumoDaanyeer-ka JabaanAstaan TVWarbixin SoomaaliyaYemenDhaqanka SoomaaliXasan Aadan SamatarDhulka Talyaaniga ee Soomaaliya🡆 More