Habar Eji

BAARI WAALID.

Qoraaga.

Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gogol oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida itoobiya, iyo NFD....

Habar-Aji waa laf kamid ah Beelweenta Cayr Waana curudka Cayr Maxamed. Beeshu Waxay u kalabaxdaa sida tan;

1-Cabdulle Xasan 2-Gadiid xasan 3-Aybkar xasan 4-Reer Maxamed 5-Reer Colow 6-Cigalle 7-Mahad Alle

  • DEEGAANADA HABAR-AJI

Beelweynta Habar-Aji waxey degtaa 5 gogol oo soomaaliya ka mid ah oo kala ah. Galgaduud, Hiiraan, Banaadir, Sh/dhexe, Sh/hoose, iyo Jubbada dhexe. Sidoo kale beeshu waxey si baaxad leh ugu baahsantahay ismaamulka soomaalida ee itoobiya iyo NFD....

  • GOBONIMO-U DIRIRKA

Beesha waxay caan kutahay halganka iyo Gobonimo u dirirka, iyo dhaqanka wanaagsan ee soomaaliyed ee asalka ah. Beeshu waxey kaalin muuqata ku laheyd dagaaladii gobonimo u dirirka ahaa oo looga soo horjeeday Gumeystayaashi dalka soomaray xornimadii dalka ka hor. Waxey sidoo kale beeshu iska diiday gardarooyin kale dagaal xooganna kala hortagtay kuwii soo duulay kana guul keentay, [ALLE AYAA MAHAD U SUGNAATAY].

DHAQANKA, SIYAASADDA, IYO ARIMAHA BULSHADA.

fadinta diinta islaamka ah, Dhaqashada xoolaha nool, iyo beeraha, Ganacsiga, kaluumaysiga iyo siyaasadda.

Dadka ugu caansan Beesha

Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame


General Yusuf Siyaad indhacadde


Siciid Nuur giriish

Maxamuud cabdi cameey

Xasan maxamad abtidoon

Cabdi salaam maxamuud cabdi cameey

Macallin cali caroone


Cabdi Maxamed Sabriye Qarfaan


Xaaji Xuseen Maxamed Dabahaye


Sheekh Adan Cabdulle Sheekh Adan wayrax


Istarliin Cabdi caruush


Maryan Cabdi Caruush


Faadumo Ciise Kulmiye

Xildhibaan Cadbullaahi Maajoor 1960

xildhiban xasan dhibil warsame


Sheekh Maxamed ciise Kulmiye


Cabdinasir Cabdir Caruush

Nabadoon C/laahi Xiireey Afrax


Gaashaanle Warsame Cabdulle Warsame Codween


Abuukar Ganey

abdinaasir hassan hiireey


Ahmed Macallin Xuseen

Taar Dhuleed

Maxamed C/laahi Xiireey Afrax


Maxamed yuusuf Xeefoow


Xasan Axmed Dakharre

Nabadoon faarax giindhe xuseen

nabaddon cabdi farax warsame ( cabdi goobe)

Maxmuud Bocorrey


Axmed Ciise Guutaale


Abadiaziiz Maxamuud Guuleed Afrika


Cusmaan Siyaad Shuuriye Afwayne


Abdikadir Maxamed Ciise Kulmiye Dadirey

Abdikariim Abdullahi Abdishakour warsame

Mahdi Maxamed Jimcaale

Mahad Ilaal

Faarax Ilaal

Saylac Cumar

Cabdulahi cali hudey

Abdulahi cabdule xasan yare

Xaaji axmad cumar ciise

Abdullahi Alas Dacasbeen

Abdullaahi isse mohamed Abdullahi mohamed jeexow Muhudin abukar Awnur (moosle)

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LisaCumar (saxaaba)SanaagCarabiBe Love10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayDalia MubarakKhaalid bin WaliidShaydaanKismaayoIngiriisBooramaKumbuyuutarAxmed IdaajaaCusmaan binu CafaanIlmi boodhariGalmudugDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Eimi FukadaKitaabWiil waalAxmed FaaraxMadagaskarCayr (beel)Ciidanka Xooga SoomaaliyaWaxaraxirGuKhadiijoAfrikaXoghayaha Guud Qaramada MidoobayJasiirada MarshallDhogorOgaadeen (beel)Hodan CabdiraxmaanBeledweyneQolfoofta DadkaMadaxwaynaha SoomaaliyaShabeellaha HooseSabuurAw qudubTaariikhda Qaramada MidoobayWoqooyiga AmeerikaNabi Ayuub C.S.Xeebta FoolmaroodiMalmalQajaarBuuhoodleFarxiya FiskaMasiixiyadShimbirKacbadaTaariikhda SoomaaliyaKaaraanAfareeyHodanBuurta DaaloMasaajidDoorashooyinka SomalilandCali GureyLaylkaseHabar ejiBuq aqableShareecadaDabagaaleJuqraafiJacfar Bin Abii DaalibOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaBilahaCalanka SomalilandDalxa bin Cubeydilah R.C.Koonfur GalbeedGobolada SomalilandXamarjajab🡆 More