Miryama

Miryama Miriyama Miryama bintu Cimraan (Af Ingiriis : Miriam, Miryām of ʻAmrām, Miryamadii Amran; Af Carabi : ar‎, loogu dhawaaqo: Maryama, sidoo kale: ﻣﺮﻳﻢ ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: Maryama Cīmran, Maryam Cimran, sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, Aalu Cimraan, Qoyska reer Cimraan; Luuqada Tiberiyaanka: Miryām; loogu dhawaaqo: Miryam; Hebrew: מִרְיָם, loogu dhawaaqo Miryam) waa gabadh uu dhalay ama aabe u ahaa Cimraan, hooyo u ahayd Jojebed (Jochebed), walaal la ahayd Nebi Muuse iyo Nebi Haaruun.

Sida ay sheegeen culimada diinta Masiixiyada iyo diinta Towraad Miryama waxay ahayd nebiyad loo soo diray qoomkii reer Israaiil. Arinkaasi iyo sheegashadaasi kuma hayno kitaabka Quraanka ah ee Ilaahay ku soo dejiyay Nebi Muxamed.

Miryama

Miryama Miriyama Miryama bintu Cimraan (Af Ingiriis : Miriam, Miryām of ʻAmrām, Miryamadii Amran; Af Carabi : ar‎, loogu dhawaaqo: Maryama, sidoo kale: ﻣﺮﻳﻢ ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: Maryama Cīmran, Maryam Cimran, sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, Aalu Cimraan, Qoyska reer Cimraan; Luuqada Tiberiyaanka: Miryām; loogu dhawaaqo: Miryam; Hebrew: מִרְיָם, loogu dhawaaqo Miryam) waa gabadh uu dhalay ama aabe u ahaa Cimraan, hooyo u ahayd Jojebed (Jochebed), walaal la ahayd Nebi Muuse iyo Nebi Haaruun.

Cimraan Camraan Reer Cimraan (ingiriis: Amram, ʻAmrām, "Amran"; carabi: ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: īmran, "Imran", loogu dhawaaqo: "Cimraan", sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, "Aalu Cimraan", "Qoyskii reer Cimraan"; Luuqada Tiberiyaanka: ʻAmrām; loogu dhawaaqo: "Camram"; Hebrew: עַמְרָם, loogu dhawaaqo "Amarami", Hebrewga cusub: Amram) (macnaha ereyga Cimraan waa saaxiibkii kan ugu sareeya iyo qofkii aadka u sareeyay) waa aabaha Nebi Muuse, Nebi Haaruun iyo walaashood Miryama iyo seeyga ama odayga qaba Jojebed (Jochebed). Cimraan waxaa meelo badan Ilaahay (s.w) kaga xusay kitaabka Quraanka kariimka ah ee lagu soo dejiyay Nebi Muxamed. Intaasi waxaa dheer, waxaa jirta suurad ka mid ah Quraanka oo loogu magac daray "reer Cimraan" waa Suuratul Al Cimraan (ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ). Dhinaca kale, diinta Masiixiyada ee kitaabka Injiil ee Alle u soo waxyooday Nebi Ciise iyo qoraalo kale oo Giriig iyo Laatiin ah waxay sheegeen in Cimraan aabihiis ahaa ninka lagu magacaabo Sebtuwajinti (Septuagint) kaasi oo ahaa nin sharaf iyo qadarin balaadhan ku dhex lahaa qoomkiisa iyo dadkii uu la noolaa wakhtigaasi.

Si kastaba ha ahaatee, kitaabka Quraanka dhexdiisa Cimraan waxaa lagu xusay labo nooc oo kala ah:

Ilaahay (koreeye) wuxuu kitaabka Quraanka ku yidhi:

    “Ilaahay wuxuu doortay Aadam iyo Nuux, iyo qooyska Ibraahim, iyo qooyska Cimraan, kuwaasi oo uu ka kor mariyay dadka.”

[aayad]]a 33aad

Nebi Muuse (c.s) wuxuu ka mid ahaa Qoyska Cimraan.

Isku soo duuboo Qoyska Cimraan waxaa ka mid ahaa Nebi Muuse, Nebi Haaruun iyo walaashood Miryama iyo xaas ama oori Jojebed (Jochebed). Intaasi waxaa dheer, qoyskan waxaa ku abtirsada Maryama bintu Cimraan iyo dabcan wiilkeed Nebi Ciise, iyo Nebi Sakariye oo ahaa Maryama adeerkeed ama abtigeed.

Qoyska Reer Cimraan
(ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ)
Shakhsiyaad Ciwaan Magaca
    Jojebeed
    Tafiirta la xidhiidha

Nebi Muuse

Miryama 
Nebi Muuse (nabadgelyo korkiisa ha ahaatee) waxaa Ilaahay (koreeyee) ku soo dejiyay Kitaabka Towraad.
Miryama 
Miryama bintu Cimraan waa Nebi Muuse walaashiis.
Miryama 
Nebi Muuse.

Muuse Muusa Nebi Muuse Muuse binu Cimraan (ingiriis: Moses, Musa; carabi: ﻣﻮﺳﻰ, Mūsā, loogu dhawaaqo: "Muusa", sidoo kale: ﻋﻤﺮﺍﻥ ﻣﻮﺳﻰ, loo qoro: Mūsā Cīmran, "Muusa Cimran", sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, "Aalu Cimraan", "Qoyska reer Cimraan"; Luuqada Tiberiyaanka: Mōšéh ISO 259-3 Moše; loogu dhawaaqo: "Moose" ama "Moseh"; Hebrew: מֹשֶׁה, loogu dhawaaqo "Mosheh"; Hebrewga Cusub: Moshe, loogu dhawaaqo "Mooshe"; Af-Faarsi: ܐܫܘܡ, Moushe, loogu dhawaaqo: "Muushe") waa nebi iyo rasuul Ilaahay (s.w.t) u soo diray qoomiyadii Yuhuud reer bani Israaiil, iyo Fircoon iyo qaraabadiisa iyo intii uu ku hoos noolayd ee uu maamulaayay. Sida ay isku waafaqeen kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay ku soo dejiyay Nebi Muxamed, Kitaabka Injiil ee Masiixiyada, iyo diinta Bahay Nebi Muuse wuxuu ahaa hogaamiye diimeed, xaakim, maamule shacabka, nebi iyo rasuul Alle (subxaanahu wa tacaalaa) siiyay Kitaabka Towraad iyo Suxufta Muuse; kaasi oo loo diray in uu u digo boqorkii Fircoon ee maamulaayay deegaanada Masar iyo nawaaxigeeda, iyo shacabkii reer banii Israaiil kuu noolaa meeshaasi. Sida ay qiyaaseen culimada taariikhda, Nebi Muuse wuxuu dhashay intii u dhaxaysay 1391 ilaa 1271 C.H (Ciise Hortiis) ama wuxuu dhashay sanadkii 1595 C.H.

Dhinaca kale, dadka Hebrewga ahi waxay Nebi Muuse ugu yeedhaan (מֹשֶׁה רַבֵּנו)ּ "Muuse macalinkayagii" iyo "Muuse kii wax na baray". Waxa uuna yahay nebiga ugu muhiimsan ee aasaaska iyo saldhiga u ah diinta Judhiisamka. Sidoo kale, Nebi Muuse waa tiir muhiim u ah diimaha Islaamka iyo Masiixiga. Nebi Muuse wuxuu ku dhashay deegaanka Gooshen ee dalka Masar, wuxuuna ku dhintey buurta Neebo ee deegaanada Macoow. Intaasi waxaa dheer, Muuse waxaa dhalay oo aabe u ah Cimraan, waxaana hooyo u ah Jojebed (Jochebed), wuxuuna ka tirsan yahay Qoyska Cimraan asagoo walaal la ah Nebi Haaruun iyo gabadha Miryama.

Nebi Haaruun

Miryama

Miryama Miriyama Miryama bintu Cimraan (Af Ingiriis : Miriam, Miryām of ʻAmrām, Miryamadii Amran; Af Carabi : ar‎, loogu dhawaaqo: Maryama, sidoo kale: ﻣﺮﻳﻢ ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: Maryama Cīmran, Maryam Cimran, sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, Aalu Cimraan, Qoyska reer Cimraan; Luuqada Tiberiyaanka: Miryām; loogu dhawaaqo: Miryam; Hebrew: מִרְיָם, loogu dhawaaqo Miryam) waa gabadh uu dhalay ama aabe u ahaa Cimraan, hooyo u ahayd Jojebed (Jochebed), walaal la ahayd Nebi Muuse iyo Nebi Haaruun.

Nebi Sakariye

Maryama Bintu Cimraan

Miryama 
sawir-gacmeed Beershiyaaan ah oo muujinaya Maryama iyo wiilkeeda Nebi Ciise.

Maryam, Maryama, Maryam bintu Cimraan (ingiriis: Mary, "Mariam"; carabi: ﻣﺮﻳﻢ, loo qoro: Marīam, loogu dhawaaqo: "Mariyam"; hooyo u ah: ﻧﺒﻲ ﻋﻴﺴﻰ; "Nebi Ciise"; ama: يسوع, loogu dhawaaqo "yasuuca") waxay ahayd qof muuminad ah oo dhashay isla markaana hooyo u ahayd nebigii Alle u soo direy reer [Israaiil|[banii Israaiil]] waa Nebi Ciise (c.s). Markey taariikhdu ahayd qiyaastii 20 sano C.H (Dhalashaddii Ciise Horteed) ayaa Maryama ku dhalatey magaalada Baytulaxam ee ku taala dhulka ay Falastiiniyiintu degaan, waxay isla magaaladani ku dhimatey markey taariikhdu ahayd qiyaastii 100 ilaa 120 sano C.D. Maryama waa qofta dumar kali ah ee lagu xusay marar badan kitaabka Quraanka ah. Ilaahay (koreeye) wuxuu Quraanka kariimka ah ku yidhi:

    Is-deji! ayay malaa'igtu ku tidhi: “Maryamaay! Ilaahay ayaa ku doortey adiga, waxaanad tahay mid nadiif ah oo laga kor mariyay dhamaan dumarka bulshooyinka oo dhan.”

Dhinaca kale, suurada 19aad ee kitaabka Quraanka waxaa loogu magac-daray Maryama; taasi oo ka waramysa nolosheedii iyo camalkeedii. Intaasi waxaa dheer, Maryama bintu Cimraan waxay ka mid tahay sideeda qof ee loogu magac-daray suurad ka mid ah Boqol toban iyo afar Suuradood ee kitaabka Quraanka kariimka ah.

Shakhsiyada Maryama

Maryama bintu Cimraan waxay ahayd qof wanaagsan oo diinta Alle si fiican u heeysatay isla markaana cabsida Ilaahay dartiis u gashay masaajidka oo hooy u ahaa inta u badan nolosheeda. Wanaageeda iyo shakhsiyad fiicni darteed, Maryama bintu Cimraan waxay lahayd magacyo iyo naanaysyo badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Hooyadii Ciise, Mucjiso Alle, Tusaalaha Dumarka, Geesiyadii Xaqa, Boqoradii Wanaaga, Saai'ma, Mustafiya, Raaqiyah (Rāki’ah), Saajidah (Sājidah),Qaanitah (Qānitah), Run-sheeg (Siddiqah), Taxiirah (Tāhirah) iyo kuwo kaleba.

Miryama

Miryama Miriyama Miryama bintu Cimraan (Af Ingiriis : Miriam, Miryām of ʻAmrām, Miryamadii Amran; Af Carabi : ar‎, loogu dhawaaqo: Maryama, sidoo kale: ﻣﺮﻳﻢ ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: Maryama Cīmran, Maryam Cimran, sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, Aalu Cimraan, Qoyska reer Cimraan; Luuqada Tiberiyaanka: Miryām; loogu dhawaaqo: Miryam; Hebrew: מִרְיָם, loogu dhawaaqo Miryam) waa gabadh uu dhalay ama aabe u ahaa Cimraan, hooyo u ahayd Jojebed (Jochebed), walaal la ahayd Nebi Muuse iyo Nebi Haaruun.

Miryama

Miryama Miriyama Miryama bintu Cimraan (Af Ingiriis : Miriam, Miryām of ʻAmrām, Miryamadii Amran; Af Carabi : ar‎, loogu dhawaaqo: Maryama, sidoo kale: ﻣﺮﻳﻢ ﻋﻤﺮﺍﻥ, loo qoro: Maryama Cīmran, Maryam Cimran, sidoo kale: ﺁﻝ ﻋﻤﺮﺍﻥ, Aalu Cimraan, Qoyska reer Cimraan; Luuqada Tiberiyaanka: Miryām; loogu dhawaaqo: Miryam; Hebrew: מִרְיָם, loogu dhawaaqo Miryam) waa gabadh uu dhalay ama aabe u ahaa Cimraan, hooyo u ahayd Jojebed (Jochebed), walaal la ahayd Nebi Muuse iyo Nebi Haaruun.

Tags:

Miryama CimraanMiryama Qoyska CimraanMiryama Qaraabada KaleMiryama Qoraalo La Mid AhMiryama XigashoMiryamaAabeAf CarabiAf IngiriisCimraanGabadhHebrewHooyoMiriyamaMiryama bintu CimraanNebi HaaruunNebi MuuseQoyska Cimraan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KacbadaMaxamed gorgaateSaynisDimoqraadiMahatma GandhiCasuus (midab)Jaamacadda LafooleBaabuurFanaaniinta SoomaaliyaGooryaankaAyaanle cayrSaldanadii CadalYuutYuubAfgooyeHeerkulWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaKhaalid bin WaliidCaa'isha binti AbiibakarHargeysaQabiilka eyloLTE (isgaarsiin)BaayLabaaleeyMaxamuud hartiItoobiyaMurtiMaydhXiriirka Ingiriiska-SoomaaliyaQabiilada SoomaalidaBiyo-baxDhedigJibriil YoonisWadamada AfrikaMaxamed TubeecDaaroodBahabar cabdaleSaladhSiigeysiCushitic peoplesMeere2006Cirifka waqooyiAxmed SiilaanyoXisbiga SANUAqoonLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayCiidanka Xooga SoomaaliyaIsgaarsiintaDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaJubalandBiimaalDegmada Feer-feerKismaayoLionel MessiShariif Xasan Sheekh AadanWaroodka HowlwadaagMasaajid Cali GuduudMaskaxUgaas Xasan Ugaas YaasiinGarjante gardheere samaaleTaariikhda MasarIsmaaciil Cumar GeelleKabanHabar ejiUgbaad AragsanMaalinta Madaxbanaanida SoomaaliyaAf SoomaaliKeenisyoJava (luuqada borograaminta)SigaarHodanSurre (beel)TurkigaDhulka CarabtaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegay🡆 More