Malag

Malag wadar Malaa'ig (ingiriis: angel; carabi: ملاك) waa qaar ka mid ah makhluuqaadka Alle (s.w.t).

Malag
Hugo Simberg, 1903.
      Kani waa maqaal ku saabsan Malaa'igta.
      Halkan waxaa laga soo toosiyay Malaa'ig.

Malaa'igta oo tiradooda Ilaahay uun yaqaano, waa nooleyaal aad u awood badan, isla markaana isha dadku arki karin.

Malaa'igu waxay u adeegaan Rabbi Yehowah kor ahaayee, ayagoon seexanin, wax cunin mar ahaantaana aan daalin waligood.

Malaaʼigaha waxay ka mid yihiin qaybta samada ee ururka Ilaahay. Malaaʼigo badan baa jiro. Ilaahay baa malaaʼigaha abuuray. Malaaʼigaha ayaa addoommada Ilaahay khatarta ka dhawri karo. Malaaʼigaha qaarkood way xumaadeen.

Laga soo bilaabo af Cibraaniga mal·ʼakhʹ iyo kan Giriigga agʹge·los. Labada erayba macno ahaan waxa ay macnahoodu yihiin “Rasuul” laakiin waxa loo tarjumay “malaa’ig” marka la tixraacayo rasuullada ruuxa. Malaa'igtu waa makhluuqyo xoog badan, oo Ilaah abuuray waa hore ka hor abuurista aadanaha.

Tags:

AlleCarabiIngiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

SadaxleeyDirBahabar cabdaleCeel CaddeWorld Wide WebGabayMagaalooyinka MaraykankaQormo saynisLatfiyaBaalcad absameMidowga AfrikaMuuse AbokorNabi Muuse C.S.Liiska magaalooyinka SoomaaliyaHodanSaldanadii MajeerteenReer NuurJarmalkaAsharaafQatarHartiDhulka Soomaalida ee IngiriiskaDhooboDabagaaleBeerSiyaasadda SoomaaliyaAnas bin maalikSheekh IsxaaqMasiixiyadWaqooyiga AfrikaJamhuuriyadda KongoCaynabaAbu HurayraCaabudwaaqIngiriisSifaynta Diinta IslaamkaMuduloodShabeel-naagoodLaydiBeesha Habar CafaanHuruudMia KhalifaBaasaboorka SoomaaliyaWikipedia SoomaaligaAfgooyeCalanka cirdhowRamadanSeerbiyaXarardheereDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964Dawladda federaalka SoomaaliyaShimbirJubbada HooseGoroyo SoomaaliFuraatWikibidhiyaWikiBakteriyaDhulbareHabar ejiXisaabMaansoKhadiijoLabaaleeyBilaal ibn RibaaxBeesha shanaadFaysbuugTaariikhda SaxaabadaLitirTaariikhda SomalilandJijeeleDiinsiHawiyeMeksikoAngolaBari (Gobol)🡆 More