Cuf

Cuf ama jirmiga Waa wixii meel maran buuxiya, waxa ay kamid tahay 3 xaalad maaddo Waxaana loo sawiraa (m) waana halbeeg aan doorsoomin meel kasta oo lajoogo ama latago, Waxaana loo isticmaalaa sida Culeys ka oo kale iyadoon la eegin macanaga Fisigis ahaan ay xambaarsantahay.

Cuf
Halbeegyada

Waxaa jirta laba hab oo loo xisaabo Cufka

Xeerka labaad ee Niyuutan (inertial mass)haddii isku darka xooga ku faln walax aanu le’ekeyn eber, walaxdu waxa ay yeelanaysaa karaar saamigal quman ku ah laxaadka iskudarka xooga iyo jihaddiisa. Walaxda m awooda F,Karaarta a Waxa ay kusiineysaa F/m. Waa halbeeg

Cuf is jiidadka (active gravitational mass) Walax m1 haddii meel la dhigo Fogaan u jirta r walax kale ee cuf keedu yahay 'm2 walaxdi hore saamayn ay ku yeelanaysaa F' waa soo jiidanaysaa sidaan ayaana tusaale u ah

G Waa ma doorsoome cuf is jiidadka guud waxa ayna udhigantaa 6.67*10−11 kg−1.m3.s−2.

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

MobileMidowga Maxkamadaha Islaamiga'''Cabdalla Abokor'''Maroodi JeexDamiirGaalkacyoCanuuniMaskaxM16 (qori)Nabi Muuse C.S.DigirDowladii UmawiyiintaIsmaaciil saleebaanWaroodka HowlwadaagFanka SoomaalidaKanadaCumar FaaruuqCanabNew YorkFurashada makkaKumbuyuutarKoonfur KuuriyaJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaInternetMaansoAfrikaXasan Sheekh MuminFalastiinCabdiqaadir YamyamFar SoomaaliBogga HoreSuug (qori)Saldanadii AjuuraanWiil waalQur'aanLibaaxWadajirBakoolSadaxleeyAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaAf-maldahaLaasqorayFiyetnamSextubeSheekhaalDawlada CosmaniyaKolinda Grabar-KitarovićAfarta XiliHaber AwalAbsameLekhtanishtaynLoobageManchester City FCWabiga NiilSamaaleWarbixin SoomaaliyaSoomaaliyaIngiriiskaNabi Ibraahiim C.S.Dawladii CabaasiyiintaMadaxweyneyaashii SoomaaliyaIsmaaciil MireQaramada MidoobayJowleGadabuursiLuqadaha KushiitigaMaakhirAw qudubBerberaBeesha BahsanbuurReeryoonisRaage UgaasOgaadeen (beel)Dagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaBartire🡆 More