Galguduud

Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuunu ku yaalaa bartamaha Soomaaliya.

Galguduud
File:=
Galguduud is located in Earth
Galguduud
Galguduud
waxay soomaaliya kaga taal ama.
DalkaGalguduud Soomaaliya
XaruntaDhuusamareeb
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo kaluumeeysi iyo xoogaa beeraha ah. Magaala madaxdiisa 2 baad tahay Cadaado oo ah magaalada ugu baaxada weyn gobolka galgaduud, sidoo kale waa xarunta baarlamaanka galmudug. Iyadoo ah xaruntii lagu aas aasay galmudugta hadda la arkayo , cadaado waa magalada ugu qurxoon deganada galmudug ,iyadoo leh amni laysku halayn karo , sidoo kale waxey leedahay magalada cadaado meelo kala duwan oo lagu dalxiiso , hotel , dooxooyin.

Qabaailka dega waxaa kamid ah

. Habar gidir

. Surre

.murursade

.mareexaan

.Duduble

.madhibaan

== Degmooyinka gobolka Galguduud

Xaafadaha ay ka koooban tahay magaalo madaxda gobolka ee Dhuusa Mareeb

  • Dayax (Xaafad) waa xaafada ay ku yaalaan degaanada iyo xeryaha ciidamadda militeriga. Jihada Qorox u dhac (Galbeed)
  • Horseed koonfor bari
  • Waxarcadde waqooy bari
  • Waabarieel waa xafada kutalo jihada qorox kasoobaxa(Bari)

Tags:

Soomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DumaashiKoobka AdduunkaGaraad Jaamac Garaad CaliDhaqanMaxamed Cabdulaahi MaxamedKuliyada Jaalle SiyaadYaaqshiidSacmadeeqaAragtida BaytagorasIslaamBeesha Maxamed CaseBerberaNabi Ayuub C.S.GeedBuuhoodleDigirAqal SoomaaliBaariisHodanNebi Maxamed c.sGaranuugleCiiseMaxamed AbokorUbaxBogga HoreTaariikhda SaxaabadaDhulgariirBariisFarxiya FiskaCiidanka Badda SoomaaliyaDawlada CosmaniyaAwrtableQaramada MidoobayXudurYeeyBaayGobolada MidoobayIbraahim bin MuxamedSaynisSambabSheekh IsxaaqMontrealHargeysaDuqa magaaladaMaansoFilimada galmada jilicsanaanBiyoSaldanadii AjuuraanLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaBakistaanWiil waalAbu BakrKilimanjaaroLoobageMustaxiilHiraabHalbeegCadCumar (saxaaba)CDJowharAbwaanKoonfur KuuriyaDuurjoogta SoomaaliyaGoogleSalaada CisheGobolada SoomaaliyaItoobiyaWorld Wide WebBeerMaslax Maxamed Siyaad BarreAyaanle cayrIsmaaciil MireEylMaxamed Abshir MuuseEy🡆 More