Hiraab

Hiraab (Af Ingiriis : Hirab) waa beel ka mid ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kiinya.

Beelweynta Hiraab waxaa ka farcama dhamaan qabiilada Muduloodka ee kala ah: Abgaal, Wacdaanka, Moobleenka, Ujajeenka, Duduble, Shiikhaal iyo Habargidirta.

Hiraab
Meelaha ay ku badan yihiin
Hiraab Soomaaliya
Hiraab Itoobiya
Hiraab Kenya
Hiraab Yemen
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam (Sunni, & (Sufism). !!

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir, Daarood, Isaaq, iyo Beelaha Soomaalida

Qaabdhismeedka Hiraab

Sida ay sheegeen khubaro ku talaxtegtay qabiilada Soomaalida, beesha Hiraab sidan ayay u kala baxdaa:

  • Hawiye
    • Goorgarte
      • Hiraab
        • Mudulood Hiraab
        • Maxamuud Hiraab(Duduble)
        • Martiile (Sheekhaal)
          • Axmed Looboge
          • Aw-qudub (Cumar)
          • Cismaan
          • Cal cafiif
          • Abiib
          • Cabdi Sheikh
        • Madarkicis Hiraab Habargidir (مطر كعس)
          • Sifaadle
          • Sacad
          • Saleebaan
          • Cayr
          • Saruur

Hordhac

Hiraab waa beel ka Mid ah beel hoosaadka beelaha Hawiye. Waxeyna kala yihiin:

  • 1.Mudulood hiraab,
  • 2.Madarkicis hiraab,
  • 3.Martille hiraab(Shiikhaal)
  • 4. Maxamuud hiraab duduble

Beesha Hiraab waxey degtaa goolada Mudug, Galguduud, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, Gobolka Jubbada Hoose Banaadir, Shabeellaha Hoose, iyo Gobolka Jubbada Dhexe.

Hawiye

Hawiye (Af Carabi : ar‎) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow ama laba kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Hiraab 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Hiraab Qaabdhismeedka Hiraab HordhacHiraab HawiyeHiraab Sidoo kale fiiriHiraab TixraacHiraabAbgaalAf IngiriisBeelaha SoomaalidaDudubleHabargidirHawiyeItoobiyaKiinyaMuduloodShiikhaalSoomaaliSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

ShaamIslofaakiyaWarbixin SoomaaliyaCanuuniAsharaaf sarmaanKoonfurta AfrikaSoomaaliXudun (degmo)Viktor Orbán2021KanadaWarshada Dharka ee BalacadSeerbiyaOodweyneMaxamed Cali KalaayCaliCalanka cirdhowWoqooyiga AmeerikaUrurka Iskaashiga IslaamkaCamar bin caasShariif AxmedCabdalle SabdiXasan ganayDawladda federaalka SoomaaliyaQurayshCirjeexBoocameMaxmuud SangubXeebta FoolmaroodiImaamu ShaaficiAbgaalXawaadleCabdullaahi YuusufDhaqaallaha SoomaaliyaXamza bin cabdi mudalibBooramaLiin bambeelmoHargeysaBocorBakteriyaCarabtaLuuqad SoomaaliXorta ahSunny LeoneSaldanadii AjuuraanShaydaanXaaji salaxMuqdishoDaafMagacWadamada AfrikaBoris JohnsonMasiixiyadMeereDayax'''Cabdalla Abokor'''Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada JamhuuriyaFalastiin2001Nabi YuusufKaaraanMalaysiyaXisbi siyaasadBegediDillaLoolBoqortooyadii DarawiishAadan DaarDhishiike (qori)🡆 More