Sambab: Xubin jirka ka mid ah

Sambab, Sanbab (Af Ingiriis : lung; Af Carabi : ar‎) (wadarteedu tahay Sambabo; magaca Saynis: pulmonarius) waa xubnaha neefsiga ee dadka iyo xayawaanka.

      Kani waa maqaal ku saabsan sanbabada.
      Boga "Sanbab" halkan ayaa laga soo toosiyay

Naasleyda iyo dhamaan noocyada kale ee noolaha labada Sambab waxay ku leeyihiin laabta dhexdeeda, gaar ahaan meel u dhow wadnaha.

File:Sambab.png
Sambabada dadka ama bini aadamka
Sambab: Xubin jirka ka mid ah
Labada Sambab, wadnaha iyo xididaha dadka oo lagu daray feedhaha ayaa waxa la isku yidhaahdaa laab.

Sambabadu waxay ka tirsan yihiin qaab-dhismeedka ubucda jidhka noolaha, waana xubin muhiim u ah jiritaanka iyo nolosha dhamaan noolaha.

Shaqada ugu wayn ee Sambabadu waa ineey soo ururiyaan hawada ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo soo dhex maraysa sanka, dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, dib uga soo qaadaan unugyada hawada eey isticmaaleen ee kaarboon-labo-ogsaydh.

sambabku waa xubinta kaliya ee dul sabayn karta biyaha.

hsambabku wuxuu u qaybsamaa laba qaybood.

midigta = ka kooban 3 qaybood

bidixda = ka kooban 2 qaybood sababta midigtu laba qaybood u tahay waa si meesha wadnaha cidhiidhi u galin.


waxa jirta wax la yidhaahdo cilia:- oo ku taalla wadnaha qaybihiisa labada ah taas oo ay ku dhex jiraan wax la dhaho mucus oo qabata germeska iyo particles dhex maraya hawada.

waxa jira wax la yidhaahdo diapharam oo ka hoosaysa sambabada iyadu way kala baxdaa iskuna ururtaa marka neefsashada lagu dhex jiro waxayna kala qaybisaa sambabada iyo uurkujirta.

Sambab: Xubin jirka ka mid ah
Muuqaalka Sambabada dadka.

Sambab: Xubin jirka ka mid ah

Tags:

Af CarabiAf IngiriisDadLaabLaboNaasleyNeefsiNooleSaynisWadneXayawaan

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LubnaanDiinsoorDeeroCiidanka Booliska SomalilandDhaantoCadaleDameerLiin bambeelmoAwdalKismaayoAbshir BacadleKoonfurta AfrikaMadaxwaynaha SoomaaliyaAf-SawaaxiliCabdulaahi bin zubeyrGurgura (beel)Magacyada SoomaaliyeedFalastiinSalaaniikSilcis (beel)Muuse BiixiDagaalki Russia /Ukraine 2022MadiinaBeesha cumar JibriilDangorayoNabadMasaajidMajeerteenJadwalka CuriyayaashaCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandCaabudwaaqYemenShingaaniWasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha SoomaaliyaJowharXorta ahJacaylRaage UgaasGiriigaMaamulgoboleedka SoomaaliyaAstaanta Qaranka ee SoomaaliyaBaasaboorJibriil YoonisCanabBosniya iyo HersegofinaUdeejeenBakoolCabdullaahi CiiseKulAfdhere JamaBaddacasCilmi BoodhariSabuurSSC-Khatumo stateCabdicasiisShariif AxmedSamaaleXayawaanCarabtaDiiwaanka Abwaanada SoomaaliyeedLuqadaha KushiitigaRabdhuureHodanMarkaCiid al-AdxaaHabar JecloJamhuuriyadda KongoHeesta qarankaDhedigCabdiqaadir YamyamDahabXasan ganayBeer🡆 More