Besbaas

Besbaas, Basbaas ama Qaji (Af Ingiriis : Pepper ama Chilli; Af Carabi : ar‎) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

      Boga "Basbaas" iyo "Qaji" halkan ayaa laga soo toosiyay

Midhaha geedka basbaaska waxaa lagu yaqaanaa kuleyl, dhanaan iyo dhadhan diiran shida qofka cunaya. Aalada kimiko ee ku jirta midhaha basbaaska waxaa loo yaqaana "Kabsaysin" (capsaicin) taasi oo leh qaacido noocan ah: 8-methyl-N-vanillyl-6-nonenamide.

Besbaas
basbaas cunto dundia
Besbaas
Besbaaska cas.

Basbaasku wuxuu asal ahaan ka yimid qaaradaha Ameerika. Waxaana markii ugu horeeysay lagu arkay wadanka Kolombiya, halkaasi oo ilaa maanta si dabiici ah uga baxo. Geedka basbaaska waxaa dunida inteeda kale soo gaadhsiiyay gumeystihii Bortuqiiska kaasi oo ka soo qaaday deegaanada Bartamaha Ameerika qarnigii 16aad.

Dunida maanta waxaa ugu soo saaris badan basbaaska waa wadanka Hindiya, sidoo kale wadankani waa kan ugu isticmaalka badan basbaaska aduunka. Deegaanka Guntur ee koonfurta Hindiya waxay soo saartaa 30% dhammaan basbaaska aduunka.

Khudaarta besbaasku waa midho dhuuban oo leh midb casaan ah, Besbaaska cas, iyo mid cagaar ah waxaanay ka baxaan geedo yaryar oo gaaban.

Basbaaska waxa lagu yaqaanaa kuleylkiisa, taas oo lagu darsado cuntada ama sidiisa lagu cuno asagoo qaydhiin ah.

Besbaas

Besbaas, Basbaas ama Qaji (Af Ingiriis : Pepper ama Chilli; Af Carabi : ar‎) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Besbaas 
Dheri laga helay dhadhanka basbaaska kaasi oo la isticmaali jirey (400 Ciise Hortii ilaa 300 CH)

Geedka basbaasku wuxuu ka mid ahaa cuntada dadka tan iyo ilaa 7,500 Ciise Hortii. Cilmibaadhis kale waxaa lagu ogaaday in geedka basbaaska lagu dhaqan jirey wadanka Meksiko in ka badan 6,000 taasi oo lagu sharaxay inuu ku fiday deegaanada ka hooseeya ee Bartamaha Ameerika.

Sahamiyihii reer Yurub ee Kiristofer Kolumbus ayaa ahaa ninkii ugu horeeyay ee reer Yurub ah ee ku arkey basbaaska meelo ka mid ah gasiiradaha Kaaribiyaanka. Ninkan Kolumbus ayaa bixiyey magaca basbaaska ee luuqada ingiriiska "pepper", wuxuuna keenay qaarada Yurub sanadihii ku xigay.

Qarnigii 15aad wixii ka dambeeyay caan ayuu ka ahaa wadanada Yurub, waxayna sanadihii xigay gaadhsiiyeen dhammaan wadanadii ay gumeeysanayeen ee qaarada Afrika iyo qaarada Aasiya. Geedka basbaasku wuxuu aad ugu fiday oo si fiican looga beertay wadanka Hindiya.

Besbaas

Besbaas, Basbaas ama Qaji (Af Ingiriis : Pepper ama Chilli; Af Carabi : ar‎) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Besbaas

Besbaas, Basbaas ama Qaji (Af Ingiriis : Pepper ama Chilli; Af Carabi : ar‎) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah kuwo la kariyo iyo kuwo bisil oo sideeda lagu cuno. Isku soo wada duub hoos waxaad ku arki qaar ka mid ah guud ahaan khudaarta.

Besbaas

Besbaas, Basbaas ama Qaji (Af Ingiriis : Pepper ama Chilli; Af Carabi : ar‎) waa midho ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Tags:

Besbaas TaariikhBesbaas SawiroBesbaas KhudaartaBesbaas TixraacBesbaasAf CarabiAf IngiriisCuntoDhirKhudaarKulMidhoQaji

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

BoondheereLibiyaCabdiqaadir JubbaLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayAtooreMadiinaEungyoReer BaraaweMaamulgoboleedka SoomaaliyaGanacAbuu XaniifaAxmed FaaraxIslaamTogdheerAqoonBurcoDiridhabeAbwaanXarafBakoolIdarays muuseMaxamed CigaalMaxamed Faarax CaydiidBaalcad absameDhedigNabi SaalaxCabdullahi binu xudeyfa al sahamiyiJubalandLibaaxFalastiinWacbuudhan AbgaalDenimarkiCushitic peoplesSadaam XuseenSalaada SubaxKhilaafada IslaamkaGarowCalanka SomalilandGaranuugMaxamed Cabdule XasanSiyaasadda Soomaaliya10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayAddis AbebaRasuulSalaajiqada waaweenXeerBiciideBeesha Maxamed CasePound £Jubbada DhexeSambabSahra AxmedBuula xaajiMuuse BiixiTuniAmeerikada koonfureedLaascaanoodItoobiyaSaudi aramcoDaaroodRomaCismaan KeenadiidXawaadleBadweynta HindiyaQatarHabar GidirBariireAadaanMayl-badeedDagaalkii Labaad ee AduunkaMuqdishoNafaqoDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012🡆 More