Kolombiya

Kolombiya (República de Colombia) Waa jamhuuriyad kutaala, Ameerikada koonfureed.

República de Colombia
Jamhuuriyadda Kolombiya
Calanka Republic of Colombia Astaannta Qaranka ee Republic of Colombia
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Ameerikada koonfureed
Location of Republic of Colombia
Location of Republic of Colombia
Caasimada Bogota

Dahnka waqooyi waxay xuduud kala wadaagtaa, Badda Karabiya. Dhanka bari waxa kaga aadan wadamada Fanansuwela iyo Barasiil dhanka koonfureedna waxa kaga beegan wadamada Peru iyo Ikwadoor galbeedkana Banama iyo Badweynta Baasifik. Caasimad waxa u ah Bogota.

Magaca Kolombiya

Magaca kolonbiya waxa uu kasoojeedaa magicii ninkii helay Ameerika Kristoffer Kolombus

Dadka kunool

dadka kunool kolonbiya &58 waa dadka looyaqaano Mestiso oo ah dad iska dhal ah oo ay iska dhaleen dadkii asal ahaan kolonbiya daganaan jiray ee hindida ahaa iyo gumaystihii Isbayn.waxa kale oo kunool dad Afrikaan ah iyo dad iyana carab ah. Kolonbiya waxa kunool dad gaadhaya. ilaa 11435,393,0350

Luqadaha

Dadka kolonbiya. Badankoodu waxa aykuhadlaan luqada Af-ka isbayn.waana luqada rasmiga h ee wadanka aad iyo aadna waa loo ilaaliyaa.Luqadahii dadkii loogutagay Kolonbiya ee hindida haa dhamaantood way lumeen oo waydabar go'een.

Ciidaha iyo Maalmaha fasaxyada

  • 1 Janaayo Maalinta xuska sanadka cusub.
  • 11 Febraayo maalinta soobixitaanka.
  • 22 Maarso Maalin diimeed
  • 1 Maajo Maalinta shaqaalaha ee caalamiga ah
  • 20 Juun maalinta madaxbanaanida.

Xubin

Dhaqaalaha

Dahqaalaha wadanka Kolonbiya waxa uu kutiirasanyahay beeraha iyo wixii kasoogo'a beeruhu waa shaqada rasmiga ah ee ayqabtaan dadka salka ah maba dadka sal haan lahaanjiray wadanka Kolonbiya. Waxa labeeraa dhulka wadanka Kolonbiya %4 kaliya. Kolonbiya waa wadanka labaad ee ugusoo saarka badan Bunka waxyaabaha kale ee uu wadanka Kolonbiya soosaaro waxa kamida Muuska Bariiska, iyo Cudbiga.


Dalalka Ameerikada koonfureed Kolombiya 
Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam ·

Tags:

Kolombiya Magaca Kolombiya Dadka kunoolKolombiya LuqadahaKolombiya Ciidaha iyo Maalmaha fasaxyadaKolombiya XubinKolombiya DhaqaalahaKolombiyaAmeerikada koonfureedBadda KarabiyaBadweynta BaasifikBanamaBarasiilBogotaFanansuwelaIkwadoorPeru

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Axmed FaaraxEeleyHonjo SuzuSalaajiqada ruumBuq aqableEratareyaOgadenGarjante gardheere samaaleSiwaarqoonMudugReer-DarawiishHabar ejiAduunkaBoqortooyada Soojireenka SoomaaliyaKismaayoJamaameBaraaweAngolaTalyaanigaAw qudubGabayBegediLuuqad SoomaaliMaxamed CigaalKomishanka Doorashooyinka QarankaTansaaniyaHobolada WaaberiSunny LeoneAqoonJabuuti (magaalo)Macluumaadka TeknolojiyaddaMaxmuud SangubMaxamed Cabdule XasanDagaalkii QaboobaaGoroyo SoomaaliJarsoHabdhiska DheefshiidkaBahda Qoraxdu MidaysayFarxiya KabayareDegmooyinka Gobolka BanaadirShabeellaha HooseDagaalkii BederSalaada DuhurDhaqan SoomaaliDaawoTogdheerNabadInternetMuuse Shiikh IsxaaqBahda BisadaDhoobleyMajeerteenTaylor SwiftWikipediaXagarGuddiga Af SoomaaligaRuun NirgoodHindiyaFaransiiskaHilibi MaxamedGolaha Wasiirada SoomaaliyaNabi Yacquub C.S.Cabdiqaasim SalaadFar SoomaaliTaariikhda HollandXiddigisBalcadBeesha reer maxamed Maxad caseSaldanadii OgaadeenRee Xasan🡆 More