Dadka Madoow

Dadka Madoow, Afrikan Ameerikan ( Af Ingiriis : Black people, African American, Afro-America, Af-Carabi: أمريكيون أفارقة, الزنوج) waa dad u dhashay wadanka Maraykanka laakiin asal ahaan ka soo jeeda Qaarada Afrika, kuwaasi oo wakhtiyadii adoonsiga lagu beeray deegaano badan oo ka mid ah qaarada Waqooyiga Ameerika, Bartamaha Ameerika iyo Koonfur Ameerika.

      Maqaalkan wuxuu ku saabsan yahay dadka madoow ee dalka Maraykanka. Waxaa jira maqaalo kale oo ku saabsan "Dadka Madoow ee Ameerika".
Dadka Madoow ee Maraykanka
Dadka Madoow
Frederick Douglass
Dadka Madoow
Harriet Tubman
Dadka Madoow
Booker T. Washington
Dadka Madoow
W. E. B. Du Bois
Dadka Madoow
Rosa Parks
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Edward Brooke
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Sojourner Truth
Dadka Madoow
Hattie McDaniel
Dadka Madoow
Oprah Winfrey
Dadka Madoow
Condoleezza Rice
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Michael Jordan
Dadka Madoow
Chuck Berry
Dadka Madoow
Richard Pryor
Dadka Madoow
Thurgood Marshall
Dadka Madoow
Jackie Robinson
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Mike Tyson
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Jay Z
Dadka Madoow
Dadka Madoow
Clarence Thomas
Dadka Madoow
Jesse Jackson
Dadka Madoow
Ben Carson
Dadka Madoow
Hiram Rhodes Revels

Dadkaas afrika laga keeni jiray ayaa loo adeegsan jiray inay noqdaa Gacanta shaqaysa oo wax soo saarka leh, ilaa xiligan la joogo oo uu dooranyahay madaxwynihii 44aad ee maraykan ah asalkiisuna madowyahay ayaa dadka madow soo mareen xaalado kala duwan hadana kala fog, sida Adoonsi,, hormarin, ka qayb qaadashadii loolannadii ameerika ee weynaa, midab takoor, iyo dhaqdhaqaaqii xuquuqda dadka degaanka ah. Madowga maraykanka ayaa ah dadyowga ugu badan ee laga tirada badanyahay maraykanka. waxaa ku xiga cadaanka.

Sidoo kale arag

Xigasho

Dadka Madoow 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

AdoonsiAf IngiriisAfrikaBartamaha AmeerikaCarabiDadKoonfur AmeerikaMaraykankaWaqooyiga Ameerika

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

KoorBehraCurudka SamaroobAas aaskii cidanka somalia codadBooramaHargeysaWaqooyiga AfrikaJubbada DhexeWayteenDarajooyinka Ciidanka SomalilandFarraareMareexaanBadhaadheGarjante gardheere samaaleWiilRuwandaKacbadaKomishanka Doorashooyinka QarankaBoqortooyadii DarawiishShabeellaha DhexeDirAxmed SiilaanyoAikaHowraarsame AmaanreerDabiicigaDhaqan SoomaaliSamaaleSaynisReeryoonisGadabuursiJadwalka CuriyayaashaLacey DuvalleBahda Midaysay QoraxduWarsangaliMaalinta Madaxbanaanida Somaliland 1960KosofoCasuus (midab)AsharaafSuxufi IbraahimMuuse Shiikh IsxaaqKhilaafada IslaamkaShilin SoomaaliCalanka KhaatumoHiiraan StateAfarta xilliDagaalkii (2006–2009)Reer Aw XassanDagaalkii DhufeysyadaCabdiraxmaan TuurTiirarka IslaamkaXarafWardheerSiwaarqoonLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaNabiCadaadoCaluulaJabuutiAfrikaHeesta qarankaQabiilada SoomaalidaBadhanDagaalkii soomaalia iyo itoobiyaGobHodanSoomaalidaQabribayax🡆 More