Bunni: Midab

Bunni ama Buni (Af Ingiriis : Brown; Af Carabi : ar‎) waa midab madoow khafiif ah oo eg jiridka dhirta .

Midabka buni wuxuu ka midabow isku dhaf ah; marka rinjiga la sameeynayo waxaa la iskudaraa casaan, madoow iyo huruud kuwaasi oo si fudud u soo saara midabka buniga.

BuniHow to read this color infobox
Bunni: Midab
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#993300
sRGBB  (cscgbl)(153, 51, 0)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 67, 100, 40)
HSV       (m, j, c)(20°, 100%, 60%)
Source[Unsourced]
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)
Some shades of Buni
Buni (nooc X11) 
Buni khafiif 
Buni Dhexdhexad 
Buni Jaamud 


Sidoo kale waxaa buniga laga sameeyn karaa iskudarka midabada buluuga, huruuda iyo casaanka. Dhinaca kale, midabada dhalada telefishanka waxaa laga sameeyaa casaan iyo cagaar kali ah, taasi oo soo saarta buni jaamud ah. Si kastaba ha ahaatee midabka buniga waxaa loo yaqaanaa inuu yahay midab dabiici ah oo matala nolosha dabiiciga ah, sababtoo ah carada, geedaha dhirta iyo in badan oo [[xoolo|xoolaha ah ayaa midabkani leh, kuwaasi oo taageera nolosha dadka. Intaas waxaa dheer, timaha dadka, bu'da indhaha iyo midabka maqaarka jidhka ayaa buni ah.

Guud ahaan, waxa meelo badan oo caalamka ah looga yaqaana midabka buniga ahi inu matalo faqiirnimo, bisaarad, abaar iyo gaajo.

Bunni: Midab


Bunni: Midab

Bunni: Midab


Bunni: Midab 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisCasaanDhirHuruudJiridMadoowMidab

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GeriSalaada SubaxJabuutiIsbaniaAbwaanWiki CommonsHaaydarojiinDaahir Rayaale KaahinNabiXajBeeraha SoomaaliyaImaam Axmed GurayWarsangaliSaldanada GelediKiristiyano RonaldoMaxamed FadalAw-dhuleedka AfrikaKoonfur GalbeedGarreSifaynta Diinta IslaamkaDadka CadSheekhaal JaziiraGaaljecelNabi Yaxye C.S.Wabiga NiilTansaaniyaKeski qabeMacawiisDawladda federaalka SoomaaliyaBaariisImaaraatka CarabtaDagaalkii ciraaq iyo iiraanSaliid MacsaroMaamulgoboleedka SoomaaliyaCalanka SomalilandWikiKaduudiyeBegediTalyaaniRahYeesif maxamedDhaqanka SoomaaliDhigahaKhulafadii CabaasiyiintaTaariikhda SoomaaliyaAadan DaarDhulbareCarabiMucammar QadaafiNaasleyGarjante gardheere samaaleLambar2024DhigBiyo-xireenka HorukacaXasan Aadan SamatarDowladii UmawiyiintaKalifornia2001SoomaaliweynWakhtiXulbadDhulNikaragiwaDhaga yare (geed)GoogleRamadaanJamhuuriyadda JekEimi Fukada🡆 More