Xaj

Xajka waa camal cibaado ah ay muslimiinta sameeyaan, wuxuuna ka mid yahay shanta tiir ee islaamka Qofkastoo muslim ah waxaa waajib ku ah inuu mar guto xajka cimrigiisa oo dhan qofkaa dhaqaalo u heynin ama dhinac laga heesto, qasab ku ma ahan inuu xajiyo.

Xajka sanad kasto waxaa guto dad ka badan 2 miliyan oo qof oo daafaha aduunka ka kala yimaado.

Acmaasha la qabto xajka inta lagu jiro waxaa ka mid ah dawaaf oo kacbada lagu wareego 7 jeer, orodka safa iyo marwa dhexdooda 7 jeer la dhax ordo iyo in la istaago banka carafo.

Wuxuu Nabiga scw yiri "Qofkii xajiya oona xumaan iyo faasuqnimo ku dhax sameyn wuxuu u laabanaa sidii maalinkii hooyadii dhashay" .

Xaj
sawir muujinaaya dad badan oo gudanaya acmaasha xajka

Taariikda

Xaj 

Acmaasha xajka

Fadliga xajka

Xigasho

Tags:

Xaj TaariikdaXaj Acmaasha xajkaXaj Fadliga xajkaXaj XigashoXajShanta tiir ee Islaamka

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GolweynFaadumo MaandeeqShilin SoomaaliBadda SoomaaliyeedNabadBurcad BadeedBeninMaahmaahDowladda federaalka kumeelgaarkaGambool(nuur warsameFircoonMarinka GazaXVideosBaltimoreShirkada Isgaariinta HormuudKoonfur AfrikaIiraanKhilaafada IslaamkaManchester City FCAwoodDhulNabi Ibraahiim C.S.DharkeenleeyMaakhirCaa'isha binti AbiibakarGarxajisSSC-Khatumo stateAf CarabiDawladda federaalka SoomaaliyaSamaaleGabileyRuwandaHektarYaaqshiidBadweynta HindiyaAbgaalAf-SoomaaliSadaxleeyGelediLaascaanoodDhaqanka SoomaaliReeryoonisAddis AbebaDhirBiciidAafda tahriibkaFar SoomaaliNabi Luud C.S.Sheeko SoomaaliJuqraafiga SoomaaliyaMaamulgoboleedka SoomaaliyaLubanUmm Kaltuum bint MuxamedHiiraan StateKoonfurDhaqan SoomaaliBeledweyneBoqortooyadii DarawiishMasjidka NabigaRio de JaneiroUstareliyaDoonisDawlada CosmaniyaGacan LibaaxMale AwaalMarinka GardafuulMaxamed CawaaleDVDDagaalkii sokeeye ee SoomaaliyaHonjo SuzuYarrad🡆 More