Marinka Gaza

34°20′E / 31.417°N 34.333°E / 31.417; 34.333

Marinka Gaza (Af-Carabi قطاع غزة) waa dhul yar oo ka mid ah dhuka Falastiin, oona lagu xiray shacabka falastiinta. Dadka degen Gaza, waxee garayaan, 1.5 milyan oo qof. Waxeena xuduud la leeyihiin, Masar oo ka xigta Koonfur galbeed, iyo Israaiil oo ka xigta koonfur bari. Sida la xaqiijiyay, guryo badan oo yahuuda leedahay, ayaa laga dhisay, meelo badan oo ka mid ah Gaza, 2005 waxaa dhacday, in ee yahuuda dib uuga laabtaan, guryo dhiska ee ku haayeen caradaas. Laakiinsa wali waxee gacanta ku haayaan, meelo badan oo ka mid ah Gaza, sida garoonka diyaaradaha iyo xeebaha. Yahuuda waxee ku indho adagyihiin in ee gaza ka midtahay dhulka Israaiil. Ayaga oo maalin kasto ku wada, dil iyo isbaarooyiin aad u farabadan.

Marinka Gaza
Calanka Falastiin
Marinka Gaza
Marinka Gaza

Tags:

Geographic coordinate system

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

LoobageReer BaraaweJaamacada CarabtaAbokor muuseGobolada SomalilandMaskaxIsbaniaYemenBanaadirRoobCiraaqSoomaali GalbeedAafda tahriibkaGarjante gardheere samaaleRuwandaLuqadaha KushiitigaDastuurka SoomaaliyaDaguuro2020DimoqraadiHiraabBahda Qoraxdu MidaysayTamarJuqraafiXasan Barsane10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayCarabiBogga HoreMaamulgoboleedka SoomaaliyaQarxisHeerkulKhadiijoLiin bambeelmoKirara AsukaWaqooyiga AfrikaCeelbuhTaylor SwiftAf-maldahaSalaaxudiin al-AyyuubiMacawiisMoobleenWikipedia SoomaaligaGeedaha caankaah ee SoomaaliyaSiigeysiWarsangaliMadaxwaynaha SoomaaliyaMasjidka NabigaIsaaqDadSoomaalilandUstareliyaQaramada MidoobaySoomaali AlifbeetGabe NewellKoonfur GalbeedQardhaasNabiFircoonFacayeCaruurta Nebi MuxamedWadnoJilibUdeejeenDegoodiCunto SoomaaliInqilaabkii 1969-kiiAbuu Dar AlghafaariXasuuqii Isaaq🡆 More