Gabiley

Gabiley ama Gebiley (Arabic: غابيلي‎‎), waa magaalo dhacda gobolka Maroodi Jeex ee dalka Somaliland.

Gabiley

Gebiley

غابيلي
To
Gabiley
Reer miyi ka adeeganaya Gebiley
Gabiley is located in Somaliland
Gabiley
Location in Somaliland.
Dal Somaliland
GobolGebiley
Dowlada
 • MayorMahamed-Amiin Omer Abdi
Tirada dadka
 • Dhammaan89,178
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Dhacdaa

Gabileywaxay  54 km galbeed ka jirtaa  Hargeisa, caasimada Somaliland. Gobolka ay dhacdo waxaa woqooyi ka xiga Gacanka Cadmeed,  Galbeed waxaa ka xiga  Awdal koofurna Itoobiya, barina waa Hargeysa

Taariikh

Gabiley  waa mid ka mida magaalooyinka ugu qadiimsan gobolada waqooyiga soomaaliland markii laga soo tago Zeylac, Berbera iyo Camuud, Dhagaxaan lagu arkay ayaa sheegaya in goor aan dhwayn meeshaas lagu noolaa.

Dadka degaanka

Gabiley qiyaastii waxaa ku nool 79,675 dadka ku nool degaamada ku xeeran waxay gaarayaan ilaa 135,430 residents.

waxaa dega ama u badan waa Jibriil Abokor (Sacad Muuse).

Waxbarashada

Dugsi hoose mar walba way lahayd degmadu, hase ahaatee jaamaca loogu magac daray Toma cadde ayaa la yagleelay 1999

Adeega Bulshada

Gabiley waxay leedahay isbitaal cusub oo la furay 2010,lalkin magaaladu way sii lahyd Isbitaal weyn

hada 2016 waxaa degaanka loo doortay Mahamed-Amiin Omer Abdi

Dadka caanka 

  • Sheekh Muhumed Warsame (Reer Dalal)
  • Abdillahi Suldaan Mohammed Timacade (Reer Hareed)
  • Sheikh Ali Bayle (Reer Yonis)
  • Mohamed Hasan Abdullahi "Jidhif" (Reer Dalal)
  • Mohammed Abdillahi Kahin "Ogsadey" (Reer Dalal)
  • Mo Farah (Deriyahan)
  • Nuh Ismail Tani (Reer Hareed)
  • Ibrahim Dheere (Bahabar Adan)

Tixraac

Xigasho

Lifaaq banaanka 

Tags:

Gabiley DhacdaaGabiley TaariikhGabiley Dadka degaankaGabiley WaxbarashadaGabiley Adeega BulshadaGabiley Dadka caanka Gabiley TixraacGabiley XigashoGabiley Lifaaq banaanka GabileyCarabiMaroodi JeexSomaliland

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Saldanadii OgaadeenCilminafsiHawlgabka BeerkaKalandarka IslaamkaSaransoorChatGPTDawladii CabaasiyiintaWarshada kaluunka ee LaasqorayCaliSoomaali AlifbeetTurkigaTikTokDiridhabeDastuurka SoomaaliyaDoorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1964MoobleenCeel BuurHabar JecloLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaKiilogaraamGusRuwandaSaraarDhulka CarabtaAbu BakrBeesha Maxamed CaseRee XasanMagacyada SoomaaliyeedMacdanQawOgaadeen (beel)Jamhuuriyadda KongoDhaqan SoomaaliCDCAFFilimGalmada dabadaYukraynWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaAsharaafDoorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012MuduloodHonjo SuzuTaariikhda MogadishuBulshada aduunkaRaxanweynEray bixinCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaGabayBiyoItoobiyaYalaleJarsoDagaaladii IslaamkaSextubeXarardheereSawirSambabNabi Yaxye C.S.DhirMagaaloSiwaarqoonWabiga ShabeelleXisaabSurre (beel)Ciidanka Qaranka SomalilandFilimada galmadaJasiirada QabrusAragtida BaytagorasDoondheereDumaashiMitir🡆 More