Bulshada Aduunka

Bulshada Aduunka (Af Ingiriis : world population; Af Carabi : ar‎) waa wadarta tirada guud ee dhamaan dadka ku nool caalamka hada.

Bishii Ogosto 2016ka bulshada caalamka waxaa lagu qiyaasay 7.4 bilyan. Sidoo kale, warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in tirada dadku noqon doonto 11.2 bilyan sanadka 2100.

Bulshada Aduunka
Qiyaasta bulshada caalamka sanadihii 1800 ilaa 2100; United Nations projections in 2015 iyo UN historical estimates for pre-1950 data
Bulshada Aduunka
Khadka koritaanka bulshada caalamka generated with data supplied by World Bank, via Google

Hordhac

Guud ahaan bulshada caalamku way sii koraysay wixii ka dambeeyay Abaartii 1315–17 iyo Xasuuqii Madoobaa ee 1350,wakhtiyadaasi oo dadku ahaayeen 370 million. Wakhtiyadaasi wixii ka dambeeyay tirada dadku waay ku koraysay xawaare ah 1.8% sanad kasta – taasi oo gaadhay meeshii ugu sareeysay sanadihii 1955-1975 oo xawaaraha koritaanku gaadhay 2.06%.

Dhinaca kale, sida lagu ogaaday cilmibaadhis sanadkii 2016ka isku-celceliska da'da bulshada caalamku waa 30.1 sano, taasi oo labka lagu qiyaasay 29.4 sano, halka dumarka lagu qiyaasay iskucelcelis dhan 30.9 sano.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Tags:

Af CarabiAf IngiriisBilyanDadQM

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Magaalooyinka MaraykankaDhiig Yari (aneemiyo)CimiloXVideosSiigeysiCaabudwaaqSiyaasadda Soomaaliya2024Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaMacluumaadka TeknolojiyaddaHeo Yoo-rimDagaalkii (2006–2009)Calanka cirdhowDib QalloocMidowga AfrikaHonjo SuzuMuqdishoLaylkaseRaage UgaasAikaMaahmaah Xarafka AMadhibaanWarshadMaaliAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaXisbiga SYLAf SoomaaliBaalcad absameAsharaafQabyaaladaAwaaji gooni-isu-taaga SomalilandMalmalCusmaan gaaziHeesta qarankaDiwaanka CuriyeCadaleSaldanadii AjuuraanSuugaanta Reer AlmisGabayb4gq7MasiixiyadYurubWabiga JubbaShuuciyadLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaMaansoMaakhirCumar samatarHolokostQaamuus aqooneedka af-soomaaligaWayteenAbbalMadaxweyneyaashii SoomaaliyaLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaHabar JecloAwdalDabareGarxajisHindiyaNabi Muuse C.S.Bogga HoreEimi FukadaCumar FaaruuqDhigahaCaafimaadMalaysiyaShawaalWabiga ShabeelleMinnesotaMaxamed Cabdulaahi MaxamedXikmada Nolosha iyo FarxadaKaliforniaDhaqanka Soomaali10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayQabribayaxXiman & xeeb🡆 More