Cabdullaahi Ciise

Cabdullaahi Ciise Maxamuud عبدالله عيسى محمواد waxuu dhashay uuna geeriyooday (1922-1988), Allahaa u naxariistee waxa uu ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya.

Wuxuu ahaa halgamaa door weyn ka ciyaaray madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliyeed, wuxuu kale oo uu ahaa raiisul wasaarahii ugu horeeyey dalka Soomaaliya ay yeelato ee dowladii daaqiliyada ahayd inta aysan Soomaaliya madaxbanaanida helin.

Cabdullahi Ciise
عبد الله عيسى
Cabdullaahi Ciise
Ku dhashayNovember 11, 1922
Afgooye, Italian Somaliland
DhimashoMarch 11, 1988 (Da'da 65)
Rome, Italy
Ka horeeyayRa'iisal Wasaarihii 1aad
Ka dambeeyayMaxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
Xisbiga siyaasadeedSomali Youth League

Hordhac

Abdullahi wuxuu ku dhashay magalada afgooye oo gobolka shabeelada sanadu markay ahay nov 1922. Abdullahi wuxuu noqday raisulwasaarihii u horeyay ee daakhiliga

Tags:

1988AfgooyeShabeellaha HooseSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Beesha cumar JibriilHeesta qarankaDudubleFarxiya FiskaBeesha BahoNaasleyXisbiga SYLSiyaasadda SoomaaliyaKenyaBaayLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaJabaanKiilogaraamHowraarsame AmaanreerRiyoShabeellaha DhexeDoorashada guud ee Somaliland (2017)QarniBaargaalBaqdaadRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaXayla SiilaasiAsadu-diin shiirkuuDaaroodBeesha Habar CafaanSoqotraISO 4217Gobolada SoomaaliyaSaxaafadShilin SoomaaliAntoine GodetGolaha Wasiirada SomalilandHollandKanadaDhoobleyCabdulaahi bin mascuudMia KhalifaNuur FanaxHanti maguurtoRuushkaBegediDayax gacmeedSiyaad BarreIngiriisGabareey-maanyoUTC+3DhagaxtuurDaangoKitaabMaxamed CigaalBeledweyneJubbada DhexeList of country calling codesTogdheerNiisaabuurTunisiyaBeesha reer maxamed Maxad caseNabi Nuux C.S.GacanSaldanadii CadalLionel MessiWebiyadaHadalBaddacasSolomadowBeesha hilibi daarandooleXaqiiqFC BarcelonaXayawaanDaahir Rayaale KaahinMaryam🡆 More