Koronto

Koronto (Af Ingiriis : Electricity; Af Carabi : ar‎) waa awooda socodka elektaroono danabeysan.

Sida caadiga ah korontadu waa ili-maqabatey, awood unugyo dabaysan oo socda kuwaasi oo qeyb ka ah awooda electromagnetismka. Jiritaanka korontada waxaa xidhiidh dhow la leh waxyaabo dhowr ah kuwaawi oo ka mid yihiin hilaaca, danabka, biriqda iyo noocyo kale.

Hilaac habeenimo ku dhacaya magaalo.

Si kastaba ha ahaatee, korontadu waa halbowlaha dhamaan teknoolojiyada casriga ah ee maanta dunidu isticmaasho.

Hordhac

Qulqulka elektaronada dabaysan, kuwaasi oo iskugu jira positive iyo negative, ayaa waxay keenaan xidhmo koronto, taasi oo sameysa xidhmo magned. Sidoo kale, qulqulka elektaronada markuu taabto shay iska-caabin adag leh waxaa khasab noqota in elektaroono badan meeshaas isku soo gaadhaan taasi oo keenta in awoodii korontada loo badelo awood kuleyl taasi oo meesha ka soo saarta awood iftiin. Habkani waa sida laambadaha iyo laydhku ku shaqeeyo.

Muuqaal

Tixraac


Koronto 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Af CarabiAf IngiriisDanabHilaacUnug

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AasiyaJigjigaCabdirashiid SharmaarkeLaasqorayKoonfur SuudaanFarta BooramaMaxamuudsaleebaanCabdalle SabdiBoosaasoQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEEDBariga AfrikaMaroodi JeexLacey DuvalleDagaalkii xoraynta ogadenYaaqshiidGooryaankaBiyoQaamuusFarta CismaaniyaGabe NewellLuuqad SoomaaliSaruurShirkadaha ugu waaweyn SoomaaliyaLoobageTixWaroodka HowlwadaagAfarta xilliBoondheereAbuu Dar AlghafaariSaaxilWax ka bedelkaAbgaalMaakhirCeelbuhQolobaa CalankeedBeesha shanaadLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolShawaalPhoenix, ArizonaTamarMuduloodAf-IngiriisiXooloGedoBaqalBasaliWajeerDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaDowladUrurka Iskaashiga IslaamkaRa'iisul wasaarayaashii SoomaaliyaDayax MadoowaadKacbadaMaahmaah Xarafka AMidabSoqotraGaaljecelWayteenLiiska magaalooyinka SoomaaliyaQoryooleyGadabuursiBuuhoodleImaam Axmed GurayJubbada HooseNitrojiinCaa'isha binti AbiibakarAwdalMacluumaadka TeknolojiyaddaJadwalka CuriyayaashaGalmudugKalandarka MiilaadigaCanuuniSiil🡆 More