Shanleey

Shan shan ka dhowr.

  1. xidid xan ka dhowr.
  2. xukun xoolo ka dhowr.
  3. xaajo dalab ka dhowr.
  4. xilo xaqdarro ka dhowr.
  5. Xoolo dago la'an ka dhowr.

SHAN AYAA DADKA ISKU KEENA.

  1. DAN.
  2. DERIS
  3. DARIIQ
  4. DIIN
  5. IYO DIIR

Ilaahow shan waad uuntay ee maxaad shan ugu sameyn?

● Geesi waad uuntay ee maxaad biri ugu dhigin?

● Fulay waad uuntay ee maxaad baalal ugu yeelin?

● Deeqsi waad uuntay ee maxaad maalqab ugu dhigin?

● Bakhayl waad uuntay ee maxaad summad ugu dhigin?

● Naag xun baad uuntay ee maxaad koor ugu xirin?

Waxaa jira shan shir:

■ Shir dumar( dhaxalkiisu waa xan iyo xasarad).

■Shir ciyaal(dhaxalkiisu waa dakhar iyo dayac).

■Shir culumo(dhaxalkiisu waa sharci iyo shareeco).

■Shir gumeed(dhaxalkiisu waa gole buq iyo afbuur).

■Gole gobeed(dhaxalkiisu waa go'aan iyo gudoon). Qoraa: (Bare Maxamed Ibrahim Abukar ustaad Moha-deeqsi)

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

TogdheerCalanka SomalilandLibaaxLagosAmber RoseFederaaliisimIlbiriqsiAf-JiidoWabiga ShabeelleGarreFaadumo MaandeeqBolandInternational Standard Book NumberSomaliaMaxamed CigaalNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayBadweynta BaasifigaDowladii UmawiyiintaQajaarDagaalkii uxudCarab SaalaxArkansasCiidanka Badda SoomaaliyaKhaalid bin WaliidCaadleyWindows 7Geed TimirWabiga JubbaXafsa bint CumarDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaGegada Diyaaradaha ee Aadan CaddeYaaqshiidCabdicasiisMia KhalifaVentusky.comCiidanka Cirka SoomaaliyaReer NuurDhiigCiidanka BaddaDaahir Rayaale KaahinNabi Yacquub C.S.Fanka SoomaalidaHollandCabdiraxmaan TuurMacdanDigaagCasuus (midab)Kubadda CagtaAxmed BideCumar DhuuleAf-TaliyaaniJiilaalAw-badeedka KhuuriSheeko SoomaaliSoomaali AlifbeetLiiska Afhayeenada Baarlamaanka SoomaaliyaIsgaarsiintaShabeellaha HooseSamaaleTunisiyaNabi YuusufBarbeydosAfrikaTaariikhda Badmareenka SoomaalidaRahWiil waalInternetDawladii Somaliland (1960)Garaadtooyada DaraawiishBuluugBaddacasImaam Axmed GurayDeyn Hilato (shimbir)MeheriQAAMUUSKA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED🡆 More