Kubadda Cagta (Af Ingiriis : Football ama Soccer; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano banooni waa isbortiga ugu caansan caalamka, waxeena ka midtahay ciyaaraha tan ugu duqsan caalamka.Kubada Cagta waxaa laga yaqaanaa caalamka oo dhan, waxaana la ciyaari jiray qarni aad u dheer.Kubada Cagta waxaa loo ciyaaraa koox koox oo ka kooban 11 ciyaaryahan, waxeena isticmaalayaan banooni ama kubad oo koox kasto iska difaaceeyso in gool laga dhaliyo.
Kox walbo waxee leedahay goolhaaye oo ah kan banooniga qabanaayo. kubada cagta ama banooniga waxa la asaasay 1409 erayga soccer waxay America ubixisay sanadkii 1486 qayaas ahan waxa dawada ama ciyaara 3,5 milyardia wuxuu aad ugu caansanyahay cubada cagta yurub, america,africa iyo qayba kamida Asia warse
Ururka maamula | FIFA |
---|---|
Markii ugu horeeysay | 19 December 1863, Limes Field, London, Boqortooyada Britayn |
Astaamaha | |
Xubnaha | 11 qof kooxdiiba |
Warbixin | |
Wadanka | Dunida oo dhan |
Olympik ka tirsan | haa |
Tartan kale | Haa |
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Kubadda Cagta, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.