Zinedine Zidane

Zinedine Zidane(Af Faransiis : Zinedine Zidane; Af Carabi : ar‎) waa ciyaartooy kubada cagta u ciyaara wadanka Faransiiska, kaasi oo hada shaqo-joojin sameeyay.

Ciyaartooygan wuxuu u dheeli jiray kooxda Real madrid mudaribkeda hada, waxu dhashay (23 june 1972 marsiliya) magicisa runta waa Zayn aldin zaydan wana Aljeeriyan asalkisu. waxu kamidyahay zaydan usturada kubada cagta, waxu laqatay muntakhabka wadankisa kob'ka aduunka iyo kob'ka yurub iyo kob'ka qaradaha, zaydan waxu kaciyara dhexda horaysa. waxu qatay kob'ka lacibka ugu fican adunka 3 mar.

Zinedine Zidane
Ciyaartooyga Zidane ee u ciyaari jiray xulka wadanka Faransiiska

Dadka oo dhanna wa kayabiyey gorti  lo magacabay lacibki ugu ficna yurub 50 sano oo laso dhafay waxuna kaqeybgaliyey biliyh 125'ka lacib oo nol oo ugu fican 2004. hadana waxu u yahay mudarib'ka real madrid oo isbaniga.

Dhalashadisi

Zinedine Zidane 
Ciyaartooy Zidane

waxey uu qaxen waridka zaydan oo'ah ismacil iyo malika oo kaso jeda mandiqada qabail oo aljeeria ku dhaw 1953 intaney dagalku kabiloban aljeeria. kadib'na waxey dagen babri geskamida. 1960 nexdedi'na waxey uguren marsiliya. 1972 june 23'na waxa dhashay zayn aldin zaydan waxuna aha shantisa walalo kan uguyar. zayn usago yar bubilabay kubada cagta usago 5 sano jira waxuna laciyari jiray xafada ciyalkeda garon 12×80 leg oo uu xafada saxad uu'ah haadhow'na waxu kudar samay koxaha ciyalka 

Ciyaarihii ugu caansana

Zinedine Zidane 
qamiski zaydan ee muntakhabka oo sita raqamka 10

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Tags:

Zinedine Zidane DhalashadisiZinedine Zidane Ciyaarihii ugu caansanaZinedine Zidane Sidoo Kale FiiriZinedine Zidane TixraacZinedine ZidaneAf CarabiAf FaransiisAljeeriyaFaransiiskaKoobka AdduunkaKubadda Cagta

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Xisbiga SANUMakaahiilAfarta madhabAf-JiidoBariga AfrikaBaydhaboUdeejeenHowraarsame AmaanreerHuruudBeledweyneDadBoqortooyadii DarawiishBerberaLiiska Xisbiyada Siyaasadda SoomaaliyaSheekhaalRuun NirgoodBuurhakabaNabi Muuse C.S.Gobolada SomalilandAbella DangerLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayWasaaradda Arrimaha Dibedda SoomaaliyaTamarRahSiyaad BarreSamaaleMaahmaah Xarafka ALiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaQabyaaladaKaarboonDowlad madax banaanIsaaqCufAbasguulMaakhirIsmaaciil MireNabiSheeko SoomaaliMadiinaHawiyeCilmiga bulshadaXussein XasanAyaanle cayrShilinAxmed IdaajaaSkotlandWasaaradda Waxbarashada SoomaaliyaJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaSaynisQabaalXayawaanLabaaleeyKoonfur AfrikaNebi Aadam C.SXagalGobolada MidoobayMooracaseBahda Qoraxdu MidaysayCagaarshow BCiidanka Qaranka Somaliland2024LuuqWarbixin SoomaaliyaFircoonAntoine GodetCiid al-FitrDhulka Talyaaniga ee SoomaaliyaMaxmuud SangubGaaljecelElizabeth II🡆 More