Warshada Sonkorta Ee Jowhar

Warshada Sonkorta ee Jowhar waa warshad oo soo saarto sonkor waxeena ku taalaa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warshadaan waxaa la sameeyay 1962kii. Waxa ay ahayd warshadda ugu wayn bariga afrika, awood waxay ulahayd inay sameeyso 3,000 Kiintaal oo qasabka sokorta laga sameeyo, waxa kaloo ay samayn jirtay sifaynta sokorta, waxay lahayd Rug shaybaar Kiimikada ah oo lagu baari jiray qasabka inta ay hawsha waddo, waxa ayna ku shaqayn jirtay Gaas-Dabiici oo laga soo saari jiray haraaga walxaha qasabka iyo miraha.

Warshada Sonkorta Ee Jowhar
Nuuca ay samayn jirtay' oo ah nuuca Cad

Beero 60-80 Hegtar ah ayaa qasabka lagu beeri jiray waxaana lagu soo rari jiray qasbka Tariin oo Talyaaniga lahaa oo Muqdisha ka soo bixi jiray jowharna alaab ka qaadi jiray waxaana maamuli jiray tariinka ninka lagu magacaabo Duca degli Abruzzi.

Tariinka iyo meelaha uu mari jiray

Meelaha uu mari jiray tareenka
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  0 Muqdisho 0 m s.l.m.
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  Wabiga Wabiga Shabeelle
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  30 Afgooye 84 m s.l.m.
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  48 Busleey
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  66 Adaleey
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  92 Garsaale
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  Wabiga Wabiga Shabeelle
Warshada Sonkorta Ee Jowhar  113 jowhar 108 m s.l.m.

Tareenkii isku xiri jiray Muqdisho iyo Jowhar (Villaggio Duca Degli Abruzzi)

anigoo ah abdullaahi andrey

waxaan rabaa in aan wax ka bedelo markii la dhisay warshadda sonkorta ee jowhar oo aad wax badan u dhexeyso waqtiga hadda lagu qoray (hadaba waxaa la dhisay warshadda jowhar sanadkii (1919) iyadoo aay si rasmi ah ugu qornaan jirtay marka aad galeyso dhismihii maamulka warshadda albaabkeeda iyo dhulkaba igala soo xiriira At [email protected]

Tags:

GaasJowharShabeellaha Dhexe

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Xaliima MagoolDagaalkii ciraaq iyo iiraanMurtiSheeko SoomaaliHuruudLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolq88lpGeed TimirSaraarXisbiga SANUKumbuyuutarHabar JecloDaaroodTogdheerXuseen CaydiidKalandarka IslaamkaSoomaalilandBajeelaCiidanka Xooga SoomaaliyaDastuurka SoomaaliyaMadaxweyneyaashii PuntlandHuriwaaCimraanIlaahaySanaagMalaysiyaMagacyada SoomaaliyeedCiid al-FitrGadabuursiJilibKiin JaamacBooramaTansaaniyaMakaahiilBoqortooyada MidowdayMurursadeBakistaanGanacsiTiirarka IslaamkaLibaaxGaalkacyoJabuutiWayback MachineFinlanImaamu ShaaficiCufMaansoCaa'isha binti AbiibakarCumar FaaruuqAbu BakrCaafimaadSaint PetersburgCali Cafii Fiqi OmarDabajeex (qori)LuuqAwdalCushitic peoplesRina HashimotoSuugaanta SoomaalidaAf IngiriisMaxamed TubeecBoonAxmed SiilaanyoIleysJava (luuqada borograaminta)BiyoAfarta madhabMareexaanGoogleShillin SomalilandHaber AwalShilke (qori)Beesha cumar Jibriil🡆 More