Xigasho Guud Maqaal yar oo kooban ayaad waxaad ku xariirin kartaa xigasho kooban
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.
== Xigasho ==
* Hebel hebel. Buuga suugaanta.
* Ahmed ,Abdirizak (2013). "Suugaan", Af-maal.
Qoraalka markaad kaydisid sidaan ayaa kuu soo baxaysa:
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!.
Xigasho
- Hebel hebel. Buugga Suugaanta.
- Abshir dheere, (2013). "Suugaan", Af-maal.
Sida badan xigashada waa qasab, waxa uuna ku xiranyahay qayb kamid ah qoraalada, Xigashooyinka ee muhiimka ah taasoo ka turjumaysa Ku Saabsan maqaalo lasoo xulay iyo Ku saabsan maqaallo cusub habkaan ayaa loo adeegsadaa
ku darista xigashada tixraaceeda, waa laga mamaarmaan in raaciyo xarafka Xigashada ka hor iyo dhamaadka waxaan kuu soo baxaya tilmaamahaan wax ka badalka maqaal kasta, hadii aad u guda gasho inaad ku huwiso xigashada ee aad galiso calaamadaha qaanada ku jira sida tan oo kale ref
Tusaale-haan ayaa kuu sheegaya qaabka aad usamayn karto:
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!،Hebel hebel. Buugga suugaanta. Boggiisa. 7
Baadida.Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida", ''Af-maal'', 51(78):46
==Xigasho==
{{Hubin}}
Marka aad kaydisid sidaan bay ku soo baxaysaa
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye,[1] Af-maal.[2]
Xigasho
[http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm]
Asigoo sidaan ku soo baxaya: [1][http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm xildhibanpublications]
Qaabkaan ku soo baxaysa: xildhibanpublicationsTusaale:
Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah, [http://www.xildhibanpublications.com/Wararka/daa'uudabdullexersi.htm Wakaaladda hebel iyo hebel.]
==Xigasho==
Markaad kaysid waxa soo baxaysa
Taariikh nololeedkii madaxweyne General Daa'uud Cabdulle Xersi wuxuu ahaa General-kii ugu horreeyay ee Soomaali ah، [1].
Xigasho
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Wiki:Xigasho, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.