miyiga luuqada afka soomaliga waa wixii ka baxasan ama ka fog magaalada waxaan inta badan soomalidu ku dhaqdaa miyiga xoolaha miyigu inta badan wuxuu ku caksi yahay ama ku lid
yahay magaalada maxaa yeelay magaalada dadka jooga waxay bartaan tacliin iyo aqoon waanay ka nolol wacan yihiin dadka miyiga halka dadkaasi ay ku noladaan inta badan nolol aad u adag miyiga inta badan waxa uu kaga wacan yahay magaalada waxaa ku baaqi ah luuqadda soomaliga oo ay ku qani yihiin dadka reer miyiga inay si fudud ugu hadlaan luuqadda asalka ah
Miyiga
miyiga luuqada afka soomaliga waa wixii ka baxasan ama ka fog magaalada waxaan inta badan soomalidu ku dhaqdaa miyiga xoolaha miyigu inta badan wuxuu ku caksi yahay ama ku lid
xoolaha
nooca
adkaysiga xooluhu waa kala jaad
geel
hal iyo awr
waxay adkaysan karaan biyo la'aan ilaa laba bilood oo is daba jooga ah
geelu iyaga weeye xawaanka ugu manfaca badan soomalida
geelu waxay kaalinwayn ka qaataan hab dhaqanka ummada soomaliyee waxaanu sidoo kale u adeega habka ugu wacan ee loo raro guryaha waxaanu maraa dhawr marxaladod oo kala duwan sida mar ka uu dhasho wa loo yaqaan *nirig wa uu ka gudbaa waxaanu gaadha ilaa koron iyo wixii ka sii sarreya
geelu waa u ka faaido badan yahay labada nooc ee baratama ee adhi iyo lo'o waxaanu leeyahay faaidooyin fara badan
hablaha waa laga bixiya
yaradkana waa loo qata
magta ama diyada
waa lagu kala sareeya
abaarta waa u usamraa in badan
waa uu ka xoogan yahay xoolaha kale
waa xoolo sharaf
adhi
ido iyo riyo
iyagu waa geeslay waaxany biyaha ka qadaan ilaa todoba casho waa na nooca labad iyaga iyo iduhu
idaha soomalidu waxay ku caan tahay kur madow iyo badhi aad u shilis oo baruura
halka riyuhu ay ka furfuran yihiin idaha oo ay leeyihiin caano u faaido badan caruurta yar
riyuhu sidoo kale waxay qaadan muddo ku dho 5 bilood noocakan afka soomaliga waaxa la yidhaahdaa adhi
lo'o
waa nooca ugu liita umana adkaysan karaan biyo la'aan wax ka badan laba casho waana noca lo yaqaan
iyagu inta badan waxay ku wacan yihiin meelaha barwaaqada ah ee aan ahayn abaraha wadanka soomaliduna soomaliduna waa dhul aad u kulul abaaruhuna ku ba'an yihiin markaa dadka reer miyigu inta badan kuma dhaqdaan miyiga
Miyiga
miyiga luuqada afka soomaliga waa wixii ka baxasan ama ka fog magaalada waxaan inta badan soomalidu ku dhaqdaa miyiga xoolaha miyigu inta badan wuxuu ku caksi yahay ama ku lid
maxay ku kala duwan yihiin miyiga inta badan waxaa loo tagaa hawo wacan iyo caafimadhalka magaalada looga tago uskag iyo hawo xumaanmiyiga waxa ku baaqi ah luuqadda saxa ah ee af ka soomaliga halkay magaalad is tarayaan kalmadaha aan afka soomaliga asalka ku lahay ee soo kordhoya miyiga wuxuu ku fiican yahay dhaqashada xoolaha halka magaaldu aanay ku fiicnayn dhaqasho xoolo iyo beerasho midna
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Miyiga, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses. ®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.