Calanka Cirdhow: Calanka dawlada soomaaliya

Calanka cirdhow waa midabka calanka Soomaaliya.

Calanka Cirdhow: Macnaha calanka, Maalinta calanka, Heesta calanka
calanka cirdhow ee Soomaaliya
File:Flag of the Somalia. Calanka Battalion.svg
Calanka kale

Macnaha calanka

Calanka Soomaaliya waxa uu ka sameysan yahay midab cirdhow ah oo dhexda ugu taalo xiddig caddaan ah oo shan gees leh.

Xiddigtani shanta gees leh ayaa waxeey ka hadleeysaa shanta Soomaali oo uu gumeeystuhu kala qoqobay, oo kala ah: koonfurta, waqooyiga, jabuuti, soomaali galbeed iyo waqooyi bari (NFD)

waxaa ayna caddeeyneeysaa in aanay Soomaali katanaasulin midnimadeeda iyo wada jirkooda ooyna wali niyadda ku hayaan sidii mar laysugu soo celin lahaa shanta Soomaali Soomaaliweeyn.

midabka cirdhow ah iyo xidigta cadi waxa ay ka mid ahaayeen astaan dawladii Talyaanigu xiligii ay gumaysan jirtay Somaliya ay usamaysay. calaamadii talyaanigu usameeyay Somalia.

Maalinta calanka

Waxaa loo dabaal dagaa maalinka calanka soomaaliya 26 Juun ee sanadkasta oo ku beegan xuska markii ugu horeysay ee calan soomaaliyeed laga koryeelay dhul soomaaliyeed gaar ahaan magaalada hargeysa 26 June 1960 kadib bixitaanka ciidanka ingiriiska magaalada.

Heesta calanka

iyo bari Xigasho

Tags:

Calanka Cirdhow Macnaha calankaCalanka Cirdhow Maalinta calankaCalanka Cirdhow Heesta calankaCalanka Cirdhow iyo bari XigashoCalanka Cirdhow

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Curudka SamaroobFar SoomaaliBurtinleCeelXiddigisOgadenCabdullaahi CiiseQoraaMucaad Bin JabalShilin SoomaaliDamiirLiiska magaalooyinka SoomaaliyaDiyaarada SoomaaliyaDagaalki Russka-JabaanHeerkulFarxiya FiskaHodanShukaansigaAntoine GodetTaariikhda SoomaaliyaDaguuroCeel-SheekhEk Paheli LeelaQur'aanFarraareCabdicasiisReexaanSacuudi CarabiyaDaaroodDhulDagaalkii Labaad ee AduunkaSaldanada GelediLisaDiinsoorJamhuuriyadda Dimuqraadiga SoomaaliyaHogaamiyaha dhabtaaToljecleSalaada SubaxTaariikhda MogadishuSuugaanNooleMaroodi JeexCusmaan bin CafaanShirkadaha SoomaalidaCiidanka Xooga SoomaaliyaCiise (qabiil)BusbusMooracaseAstaanta Calanka CirdhowQaaradahaCunto SoomaaliJuqraafiNabi Suleymaan C.S.MeheriLondonKanadaHonjo SuzuShibisNew YorkQolobaa CalankeedWadamada AfrikaMUUSE ISMACIILDirCanabUsaama bin zeydSiyaasadSoomaaliweynDimoqraadiCiidanka Qaranka SomalilandLiin qarbooshSuldaan Suleymaan Al QaanuuniUdeejeenSaruurNebi Aadam C.S🡆 More