Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya

Wasaarada Arimaha Gudaha (Af Ingiriis : Ministry of Interior and Security) waa wasaarada masuulka ka ah arimaha gudaha wadanka iyo arimaha aminga wadanka Soomaaliya.

Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya
Warbixin Wasaarada
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Boondheere, Banaadir, Muqdisho Soomaaliya

45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Cabdirahman Mohamed Xuseen, Wasiirka

Habka iyo Nidaamka Wasaarada

  • Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdinaasir Daahir Sabriye 2004
    • Wasiir ku xigeen Maxamed Ibraahim Aadan Nuune
      • Xoghayaha Guud Cabdisalaan Cali Mataan
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud Cadnaan Cali Maxamed
      • Xafiiska Sirdoonka
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Ciidanka Xooga Wadanka

Ciidamada qalabka sida
القوات المسلحة صومالية
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya 
Astaanta ciidanka
Asaas 1960
Qaybha ciidanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Ciidamada Birriga
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Ciimada Cirka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya  Ciidamada Badda
Xarunta Muqdisho, Soomaaliya
Hogaanka
Commander-in-Chief Xassan seefow
Wasiirka Gaashaan dhigga Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi
Taliyaha ciidamada qalabka sida General Abdirsaaq khaliif cilmi
Qarashka ku baxa
Wax soo saarka dalka inta uga baxda 0.9% (2005)
Qalabka
Dalalka taageera Yurub, Maraykanka, Jaamacada Carabta (Khaliij)

Ciidanka Xooga Soomaaliya waa Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya. Ciidanka xooga dalka waxaa hogaamiya madaxweynaha wadanka, waxayna masuul ka yihiin amniga, amaanka, jiritaanka iyo xoriyada, sharafta iyo kaladembeynta wadanka.

Taariikh ahaan, ciidanka wadanka Soomaaliya wuuu ahaan jirey kan ugu xoogan qaarada Afrika. Ciidanka Soomaaliya waxaa markaas weeninkiisa lagu qiyaasaasi jiray in oo u dhaxeeyay 350,000 ilaa 400,000 oo ciidan oo diyaar ah. Ciidanka soomaaliya waxaa la sameeyay 1960kii, waa markii ee soomalaiya xornimadeeda ka heshay gumeesti yaashii Ingriiska iyo Talyaaniga. Ciidamada soomaaliya waxee ka koobnaayeen Ciidanka Badda Soomaaliya, Ciidanka Cirka Soomaaliya iyo Ciidanka Booliska Soomaaliya. Shaqadooda ugu horeeysay ee qabtaan neh waxee eheed Xoreentii Soomaali Galbeed 1976ii, waa markii ee 4 dal ku goobteen. Ciidamada Soomaaliya qalab badan oo xoogan ee lahaayeen, waxaana si fiican u dhisay, wadamada Ruushka (Midowga Soviet), Talyaaniga iyo mareykanka oo hub ugu saaiidi jiray. Ciidamada soomalaiya ayaga ayaa ciidankooda sii tabo bari jiray dhinaca dhulka iyo cirka. 20sano kadib ciidamada soomaaliya awood ee ku difaacan dalka malahan,Kuwii hore ee xooga dalka soomalaiya wee duqoobeen, qaar neh dalka ee ka baxeen, qaar badan neh dagaalkii sokeeyay ee ku dhinteen. sidii loodhisay Dawladda KMG, somalia waxee yeelatay ciidan yar oo 20,000 gaareenin, sifiican neh u tabo barneen, qalab fiican iyo dhaqaalo ciidan neh ee heesanin. Ciidanka maanta ka jira dalka soomaaliya, waa kuwo dalkooda difaacaya ayaga oo waxba heesanin, qalab ama gawaarida militariga. Maadaama oo dalka ka jiro dagaalo, mala dhihi karo ciidankeena woo dhisanyahay, ayaga oo waxba heesanin qofna caawinin.

Wadanka Soomaaliya wuxuu leeyahay sadex nooc oo ciidan ah, kuwaasi oo u sii kala baxa noocyo badan. Ciidanka dhulka, Ciidanka Baddaha iyo Ciidanka Cirka ayaa ah sadexda rukun ee ugu muhiimsan.

Ciidanka Badda

Ciidamada Badda Soomaaliyeed (SNF), waa adeega ciidanka badda oo ah waax ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya. Ciidanka baddu wuxuu masuul ka yahay ilaalinta, difaacida iyo maamulka baddaha wadanka Soomaaliya.

Ciidanka Cirka

Ciidamada Cirka Soomaaliyeed (SAF) waa awooda ciidanka cirka oo ah qeyb ka tirsan Ciidanka Qalabka Sida ee wadanka Soomaaliya. Ciidanka cirku waxay masuul ka yihiin ilaalada hawada iyo cirka wadanka Soomaaliya. Markii wadanka Soomaaliya xoriyada qaatey 1960kii ayaa la aasaasay ciidanka cirka, waxaana hogaanka ciidankaas gacanta ku hayay duuliyihii ugu horeeyay Cali Mataan Xaashi. Si kastaba ha ahaatee, Ciidanka Cirka Soomaaliya waxay wakhti ahaayeen kuwa ugu awooda badan Geeska Afrika. Burburkii wadanka 1990kii ayaa burburisay ciidankaasi; waxaase dib-loo soo nooleeyay sanadkii 2010.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tags:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Habka iyo Nidaamka WasaaradaWasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Ciidanka Xooga WadankaWasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Sidoo kale fiiriWasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya XigashoWasaaradda Arrimaha Gudaha SoomaaliyaAf IngiriisGolaha Wasiirada SoomaaliyaSoomaaliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

DigaagBaalcad absameWaraabeSacad MuuseCalanka SomalilandBeesha cumar JibriilDaawoMidowga AfrikaTongaQoondarSiyaasadda SoomaaliyaAyaanle cayrAsharaafNabi HuudBaargaalDiiwaanka Caasimadaha AfrikaCabdicasiisWikibidhiyaQabiilka eyloWayback MachineGanacsiMaxamed Faarax CaydiidKiilomitirMarookoInternational Standard Book NumberBuula xaajiBahda Qoraxdu MidaysayHubeerAstaanta Qaranka SomalilandRaxanweynBoondheereSadaam XuseenHalbeegFC BarcelonaBuuriQaaradahaCilminafsiSurre (beel)KangarooSalaajiqada waaweenDhuxulEratareyaDiyaarada SoomaaliyaMuuse AbokorMaykorosoftiBuurIlbiriqsiDegmooyinka Gobolka BanaadirGeedSaaxilMalmalTansaaniyaWoqooyiga AmeerikaKaadiAdoonGolweynWaqooyiga AfrikaQareTulibAbu BakrMasarOgaadeen (beel)Gobolada MidoobayFaadumo MaandeeqBuulo MareerBiimaalWarshadHindiyaNew York2004MuqdishoIstanbuulDhulgariirCabdulaahi bin mascuudCabdullaahi CiiseBeledweyne🡆 More