Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.

      Sidoo kale fiiri canjeero.
      Boga "kimis" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Sidoo kale, loxooxda waxaa laga cunaa wadanka Israaiil, halkaasi ooy geeyeen Yuhuuda ka qaxday wadanka Yaman. Loxooxdu waxay la mid tahay canjeerada cuntada Soomaalida, waxay kaga duwan tahay loxooxdu ma lahan khamiir badan sida canjeerada.

Laxoox
Laxoox
Magac kaleLaxoox, Kimis, Canjeero
NoocaRooti fidsan
Asal ahaanJabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen
Ka koobandaqiiq cad, khamiir, biyo, yeast, milix
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)
Laxoox

Deegaanada Waqooyiga Soomaaliya iyo Jabuuti, loxooxdu waxay ka mid tahay qureeca dadka ee maalin kasta. Sido kale loxooxda waxaa lagu daraa suugo, subag, shaah, bun iyo saliid macsar. Dhinaca kale, loxooxda waxaa laga isticmaala wadanka Yamanta, halkaasi oo lagu iibiyo wadooyinka dhamaan magaalooyinka wadankaasi.

Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.

Laxooxda waxaa laga diyaariyaa daqiiq lagu qasay fixiso, khamiir, biyo diiran, yeast iyo milix taasi oo si fiican loo garaaco (tumo) si ay iskudhexgalaan iskudarkaasi, ka dib meel la dhigo mudo saacado ah si ay u khamiirto. Sida ugu badan daqiiqda laga diyaariyo laxooxda waxaa laga sameeyaa garowga.

Laxooxda waxaa lagu dubaa bir wareegsan oo loogu talogalay taasi oo loo yaqaano daawo. Wadanada qaar, gaar ahaan qurbaha waxaa la isticmaala maqle.

Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.

Sida caadiga ah, laxooxdu waxay ka mid tahay qureec iyo cashada meelo badan oo dadka Soomaalidu ku dhaqan yihiin. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar xataa ku qadeeyaan laxooxda. Sidoo kale, loxooxda waxaa lagu darsadaa subag, malab ama suugo iyo koob shaah ama bun ah. Laxooxda la cuno wakhtiga qadada waxaa lagu darsadaa suugo ama maraq.


Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.

Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.


Laxoox

W:es:Laxoox Laxoox (Af Carabi : ar‎, Af Yuhuudi: לחוח) (sidoo kale loo yaqaano Kimis) waa cunto ka mid ah canjeerada taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen.

Laxoox 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Laxoox Diyaarinta LoxooxdaLaxoox IsticmaalkaLaxoox Qoraalo La XidhiidhaLaxoox Linkiyo BanaankaLaxoox TixraacLaxooxAf CarabiCanjeeroCuntoCunto SoomaaliIsraaiilJabuutiSoomaaliyaYemenw:es:Laxoox

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Dhaga yare (geed)ShawaalKoonfur AfrikaDhirXulbadCabdirashiid SharmaarkeMasarBeesha Aw saciidWayback MachineBerberaGobBoqortooyada MidowdayCarmoXayawaanInternational Standard Book NumberAw-dhuleedka AfrikaCabdulaahi bin mascuudCiidanka Nabadsugida SoomaaliyaMidowga AfrikaMuduloodPuntlandMobileBeledweyneDayaxBariga DhexeBusbusGoogleBartireWebiyadaMaskaxOlivia RodrigoQaawanaanta ee filimantaCeeldheerSacuudi CarabiyaWasaaradda Gaashaandhigga SoomaaliyaISO 4217Maxamed Faarax CaydiidGalguduudImaam Axmed GurayCeli mareexaanDhishiike (qori)IndunisiyaAf CarabiDagaalki Russka-JabaanBurcoMasarreBiciidDhaqan SoomaaliBeesha Habar CafaanShabeelaha HooseGeedGarsoorka SoomaaliyaMushaharSooraan ismaaciil suguleAntoine GodetLuuqad (Af)Suldaan Suleymaan Al QaanuuniXarafMaxmuud SangubDudubleBakoolDowladii UmawiyiintaAbaajibilWiil waalSiilBurtinleAadan DaarBaydhaboSurre (beel)Ingiriis (Dad)WikipediaTogdheer🡆 More