Dhisme

Dhisme (Af Ingiriis : Building; Af Carabi : ar‎) waa shey weyn oo ka samaysan sees, gidaaro, saqaf (roof), albaabo iyo daaqado kaasi oo noqon kara aqal ama wershad.

Sida caadiga ah dhismuhu wuxuu soo maraa hab iyo nidaam loo yaqaano dhisid, kuwaasi oo qaradooda iyo weynidoodu kala weyn tahay. Sida caadiga ah, dhisidu way ka duwan tahay wax samaynta, sababtoo ah waxaa nidaamka dhisidu leeday wado u gaar ah.

Dhisme
Dhismeyaasha Xaafada Axmed Guray, magaalada Boorama, Somaliland.
Dhisme
Dhismaha xarunta Shirkada Isgaariinta Hormuud magaalada Muqdisho, Soomaaliya.

Hordhac

Dhisidu waa habka samaynta dhisme laga kor taagay oogada sare ee dhulka. Dhisidu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood kuwaasi oo ugu muhiimsan tahay dhisida dhismeyaal waaweyn sida dabaqyo dhaadheer, laamiyada waaweyn, buundooyinka iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhisida ka mid ah dhismayaasha yaryar sida aqalada iyo wixii la mid ah.

Nidaamka Dhisida

Sida caadiga ah, dhisidu waxay ka soo bilaabantaa heshiiska shirkada wax dhisaysa iyo cida maalgelinaysa. Shirkada dhismuhu waxay leedahay khubaro iyo injineero isla markaaba diyaariya shaxda dhismaha. Marka la isla afgarto shaxda iyo qaabka dhismaha ayaa waxaa bilaabanta dhisida seeska dhismaha, sidaasi ayaa marba wax loogu sii daraa ilaa dhismaha laga dhamaystirayo.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Dhisme 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Dhisme HordhacDhisme Nidaamka DhisidaDhisme MuuqaaloDhisme Sidoo kale fiiriDhisme XigashoDhismeAf CarabiAf IngiriisAlbaabAqalDaaqadDhisidGidaarWershad

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Jaamacada CarabtaDhismeShirkada Isgaariinta HormuudTansaaniyaSheeko SoomaaliAl-QaacidaGarjante gardheere samaaleBolandMurursadeQabaalSoolCismaan yoonisAhmed Maxamed XasanMaxamed Faarax CaydiidAw qudubCabdullaahi YuusufMadaxweyneyaashii PuntlandCumar bin cabdi caziizAsharaaf sarmaanCiidanka Badda SoomaaliyaLeefida dabadaMucawiyaWikimediaAbokor muuseLibaaxJarmalkaBunCayr (beel)IsaaqCumar (saxaaba)MaydhJubbada DhexeJadwalka CuriyayaashaMuqdishoDawladda federaalka SoomaaliyaDagaalkii ciraaq iyo iiraanCagaarshow BMarkaRee XasanDawlada CosmaniyaNabi Ibraahiim C.S.HuruudOgaadeen (beel)Abella DangerWariyeBogga HoreDabareBiyo-baxDhagaxXisbiga SYLNabadImaamu ShaaficiXamarjajabBarasiilXiriirka Turkiga-SoomaaliyaAroosDagaalkii uxudGeed TimirYaaqshiidSaambiyaUgaas Xasan Ugaas YaasiinElizabeth IIMadaxweyneyaashii SoomaaliyaMisirWabiga NiilHabar JecloZeyd Binu XaarithaLacag🡆 More