Dhisid

Dhisid (Af Ingiriis : Construction; Af Carabi : ar‎) waa habka iyo nidaamka lagu dhiso dhisme ama dhismeyaal badan kuwaasi oo qaradooda iyo weynidoodu kala weyn tahay.

Sida caadiga ah, dhisidu way ka duwan tahay wax samaynta, sababtoo ah waxaa nidaamka dhisidu leeday wado u gaar ah.

Dhisid
Mashruuc dhisme weyn; dabaqan waxaa laga dhisayaa Melbourne, Australia.

Hordhac

Dhisidu waa habka samaynta dhisme laga kor taagay oogada sare ee dhulka. Dhisidu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood kuwaasi oo ugu muhiimsan tahay dhisida dhismeyaal waaweyn sida dabaqyo dhaadheer, laamiyada waaweyn, buundooyinka iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhisida ka mid ah dhismayaasha yaryar sida aqalada iyo wixii la mid ah.

Nidaamka Dhisida

Sida caadiga ah, dhisidu waxay ka soo bilaabantaa heshiiska shirkada wax dhisaysa iyo cida maalgelinaysa. Shirkada dhismuhu waxay leedahay khubaro iyo injineero isla markaaba diyaariya shaxda dhismaha. Marka la isla afgarto shaxda iyo qaabka dhismaha ayaa waxaa bilaabanta dhisida seeska dhismaha, sidaasi ayaa marba wax loogu sii daraa ilaa dhismaha laga dhamaystirayo.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Dhisid 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Dhisid HordhacDhisid Nidaamka aDhisid MuuqaaloDhisid Sidoo kale fiiriDhisid XigashoDhisidAf CarabiAf IngiriisDhisme

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

AbgaalHoosingowHowraarsame AmaanreerSuudaanMaamulgoboleedka SoomaaliyaAxmed Siilaanyoq88lpSSC-Khatumo stateKiin JaamacReer Aw XassanJiilaalFar SoomaaliNugaalDabajeex (qori)AkaraWaroodka HowlwadaagHuriwaaImaam Axmed GurayNapoleon BonaparteCimraanAf-SoomaaliKhaalid bin WaliidDalxa bin Cubeydilah R.C.SigaarNebi Aadam C.SBaddacasHeesTaariikhda MasarIsmaaciil MireCaa'isha binti AbiibakarBahabar cabdaleMagacCadaadoJacaylGolaha Xuquuqda Dadka Qaramada MidoobayXayawaanQolobaa CalankeedCiidanka Xooga SoomaaliyaCiidanka Badda SoomaaliyaKaneecoBiyoCumar DhuuleMagacyada AllahBadweynta BaasifigaUurkaOodweyneSoomaalidaBegediMaxamed CigaalXiriirka Turkiga-SoomaaliyaCeerigaaboQabiilada SoomaalidaHargeysaKumbuyuutarQaramada MidoobaySoomaali AlifbeetKilimanjaaroMadiinaJabuutiBurcoMaroodi JeexBogga HoreJubbada HooseSamo ku waarDaaroodS1 No. 1 StyleJubalandGabareey-maanyoHaber AwalDhagaxWariyeAl-Qaacida🡆 More