Qolka Jiifka

Qolka jiifka (Af Ingiriis : bedroom; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Qolka hurdada waa qol ka mid ah qolalka dhismeha.

Sida ka muuqata magacaba, qolkani waxaa loogu talogalay jiifka (hurdada) oo kali ah waxaana inta ugu badan taala sariir, furaash, barkimo iyo wixii la halmaala ee loo isticmaalo hurdada.

Hordhac

Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale. Sida badan qolku waa mid ka mid ah unugyasa dhisme ee aqal ama dhisme guri ka kooban yahay. Tusaale ahaan, qolka fadhiga, qolka cuntada, qolka jiifka, qolka martida iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhacda hal qol mararka qaar kaligiis la diso kaasi oo ah aqal hal qol ah.

Sharaxaad

Qolka Jiifka 
Qol jiif

Dhamaan dhismaha aqalada iyo kuwa waaweyn waxay u sii qeybsamaan waaxyo yaryar oo ka samaysan qolal. Qolku waa afargees ka samaysan dhagax, bir, muraayad, caro iyo wixii la mid ah ee loo isticmaalo dhismaha. Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Qolka Jiifka 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Qolka Jiifka HordhacQolka Jiifka SharaxaadQolka Jiifka MuuqaaloQolka Jiifka Sidoo kale fiiriQolka Jiifka XigashoQolka JiifkaAf CarabiAf IngiriisDhismeQolSariir

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

GaalkacyoRaxanweynWaaberiCabdiqaasim SalaadMuuse Shiikh IsxaaqMuscab bin cumeyrDhooboDiwaanka CuriyeMoos BukeeniLacagEray bixinCeeldheerInternet ExplorerGaraadtooyada DaraawiishBarasiilSalaada DuhurXiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda CagtaKhulafadii CabaasiyiintaMeksiko CusubLixleeyTaariikhda MasarWarshada Sonkorta ee JowharJustin BieberTaariikhZeyd Binu XaarithaTaariikhda SoomaaliyaYaaqshiidBeesha Habar CafaanGobolada SomalilandLiiska magaalooyinka SoomaaliyaAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaDadka Baantuga SoomaaliyaAfgooye2024KhaliifRuwandaBaydhaboImaam Al BukhaariWarsangaliWadamada AfrikaBesbaasCarab SaalaxSaaxilXasan Sheekh MuminLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaSuudaanDileita Maxamed DileitaDagaalkii Dunida KowaadSuugaanKaduudiyeKalandarGaadiidImaam Axmed GurayJabuuti (magaalo)CaalamkaCayr (beel)QamadiCalanka cirdhowXisaabMasarXasan Aadan SamatarWanlaweynMarkaSiad BarreAakhiroBanaadir🡆 More