Madbakh

Madbakh (Af Ingiriis : kitchen; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Jiko, waa qol ka mid ah qolalka dhismeha kaasi oo loo isticmaalo in lagu diyaariyo cuntada isla markaana lagu keeydiyo.

Sida ka muuqata magacaba, qolkani waxaa loogu talogalay cunida raashinka noocyadiisa kala duwan, inkastoo loogu magacdaray qadada.

Hordhac

Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale. Sida badan qolku waa mid ka mid ah unugyasa dhisme ee aqal ama dhisme guri ka kooban yahay. Tusaale ahaan, qolka fadhiga, qolka cuntada, qolka jiifka, qolka martida iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhacda hal qol mararka qaar kaligiis la diso kaasi oo ah aqal hal qol ah.

Sharaxaad

Madbakh 
Qol fadhiga

Dhamaan dhismaha aqalada iyo kuwa waaweyn waxay u sii qeybsamaan waaxyo yaryar oo ka samaysan qolal. Qolku waa afargees ka samaysan dhagax, bir, muraayad, caro iyo wixii la mid ah ee loo isticmaalo dhismaha. Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Madbakh 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tags:

Madbakh HordhacMadbakh SharaxaadMadbakh MuuqaaloMadbakh Sidoo kale fiiriMadbakh XigashoMadbakhAf CarabiAf IngiriisCuntoDhismeJikoQadoQolRaashin

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

WiilBurundiCiid al-AdxaaMiniyaabolisJuqraafiga SoomaaliyaCabirka Guud ee Culeyska iyo MiisaankaBadda SoomaaliyeedSoomaaliBisha RamadanQudusWabiga ShabeelleBaraaweLabaaleeyNabi Yaxye C.S.Salaada SubaxBakiShibisThe WigglesJimmy WalesMaahmaah Xarafka ABardaaleUbaxLibaaxLionel MessiCabdiqaasim SalaadBulshada SoomaaliyaMeereYeesif maxamedMaxamed Cabdulaahi MaxamedFilimada qooq-kobcintaBadweynta HindiyaSSC-Khatumo stateSalmaan AlfaarisiBadweynta BaasifigaAdan SiiroAf-IngiriisiIsgaarsiintaDhaantoRaas CaseyrShirkada Isgaariinta HormuudBari (Gobol)Kanaalka SuweysDahabAasiyaTaariikhLoolTiirarka IslaamkaKintirkaGuska weynBoqortooyadii Darawiish10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayZeyd Binu XaarithaQolobaa CalankeedFanka SoomaalidaBuulo MareerKinsi Xaaji AadanDagaalkii (2006–2009)GoronyoAddis AbebaCumar DhuuleXulbadBoondheereCeerigaaboDhulka CarabtaBaalcad absameSiyaad BarreMaskaxMoos BukeeniXasan GaashireedleAl-Qaacida🡆 More