Shibis waa mid ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir, Soomaaliya.
Degmadani waa mid ka mid ah deegaanada ugu da'da weyn magaalada MUQDISHO; waxaana dhinaca ku haysaa Degmada Kaaraan dhinaca waqooyi, Degmada Yaaqshiid dhinaca waqooyi bari, Degmada Boondheere dhinaca galbeed iyo Degmada Cabdicasiis dhinaca bari.
Shibis | |
---|---|
شيبيز | |
File:Degmada shibis waxay caan ku tahay Qoysaska kala ah reer sheekh abuukar baafo, reer xaaji cali , reer xaaji caamir , reer xaaji faarah & Reer Nuur Cambuurre | |
Dalka | Soomaaliya |
Gobol | Banaadir (BN) |
Degmo | banaadir (Muqdisho) |
Area | 67 km2 (26 sq mi) |
Joogga | 5 m (16 ft) |
Tirada dadka (2020) | |
• Dhammaan | 947,012 |
• Cufnaanta dadka | 14,000/km2 (37,000/sq mi) |
Magac kale | Bilaajo Carab |
Aag saacadeed | UTC+3 (UTC) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (UTC) |
Thiinada Boostada | 10016 |
Thiinada Tel | Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043 |
Ciidaha | Ciid weyn iyo ciid yar |
Maalinta Ciidda | 10ka Carafo iyo 1da soon fur |
Website | Mareegta internetka |
Meelaha ugu caansan ee degamadani waxaa ka mid ah dhismahii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya (NSS), safaarada Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyo aqalka madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre. Sidoo kale waxaa deegaankan ku yaala dhismayaal, hoteelo iyo meherado aad uga caan ah magaalada Muqdisho.
Degmada shibis dhanka bari waxaa ka xigo degmada kaaraan, dhanka waqooyi yaaqshiid, dhanka koonfur cabdalcasiis, dhanka galbeed boondheere.
masaaajidka al hudda masjidka al qudus ceelka oday kooli masjidka shariif dhagaweyne geedka oday xabaani masjidka Bafadal
radiyaasha caanka ka eh degmada shibis: radio somali weyn radio sahan radio banaadir fotoyinka caanka ka eh shibis: foto muderna foto xamar foto keesaneey xafada lootada
reer sheikh abuukar baafo baar caano san warshadda sigaarka iyo taraqa hadda loo yaqaano iskuulka muqdisho iskuul kamaal iskuul naasiir iskuulka saqawadiin hadda loo badalay iskuul saciid iskuul shibis kaniisadda xalwo bay & bakool guriga reer bin museey mar guriga saalax baagi guriga cali bin cali guriga reer wacdaan iyo guriga reer bukaalle bar kulmis sarta bexaani
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Shibis, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.