Raage Ceele

Raaga Ceelle (Arabic: راغ عيل , English: Raga El) waa degmo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Raaga Ceele waxay ku talaa wadada xeebta isku xirta Muqdisho ilaa gobolada dhexe. Caasimada waxay u jirtaa 107km.

Raage Ceele waxay u qaybsanta 5 waaxyood waax walbana waxaa hoostimaada 4 laamood waxayna Kala yihiin 1: Waaxda 1 aad degmada kutaalo 2: Waaxda Geyfo 4 laamood ey ka koobantahah 3:waaxda qoordheere 4 laamood leedahay 4: waaxda Bakajeex 4 laamood leedahay 5 waaxada warkulan 4 laamood leedahay.

Degmada waxay ku caantahay maahmaahyo ay kamid tahay “Raage Ceele rogaa marabtaa rooti iyo caano".

Degmada waxaa dego qabiilada lagu magacaabo Maxamed Muuse oo ka tirsan beelaha Galmaax]] oo ka sii tirsan beesha Wacbuudhan Abgaal.

Degmada waa degmo taariikh leh wuxuuna jiraa boqolaal sano. Degmo ahaan waxaa u aqoonsaday Dowladii Kacaanka, hadana waxaa gacanta ku haayo [[Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Hirshabelle.

Masaajida Degmada waxaa ku yaalo 20 masaajid oo qadiimi ah.

Dugsiyada degmooyinka waa dhoor


▪Dugsiga Hoose Dhexe ee Raaga Ceele.


Tags:

DegmoEnglishShabeellaha Dhexe

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Riyaal MadridSaxaafadGarxajisRasuulShawaalSaruurSurre (beel)Darajooyinka Ciidanka SomalilandSalman KhanBari (Gobol)Dagaalkii Labaad ee AduunkaLisaProton X70 SUVHTMLDabareWanlaweynSablaaleTaariikhda SomalilandQaaradahaLos AngelesMia KhalifaMaahmaah Xarafka AXuquuqda dadkaXikmada Nolosha iyo FarxadaMasaajid Cali GuduudMuusigKubadda CagtaGoogleWaroodka HowlwadaagDollarka MaraykankaGeriMaakhirCusmaan bin CafaanBuulo BurdeOl Olaha Horumarinta Reer MiyigaBurcoFiidmeerSacad MuuseMaxamed CawaaleKamsarJacaylGadabuursiShabeellaha DhexeMareexaanCabdullaahi CiiseLabaaleeyBaayCabdicasiisInternetCeelbacadMurursadeBoqortooyada MidowdayAxmed IdaajaaDhulBoondheereBooramaIleysCabdiqaadir JubbaMaskaxAf-JiidoSomaliaNabiyada iyo Rususha Qur'aanka lagu sheegayDayaxMoringa (geed)Afarta xilliUraanoAfrikaHilibi MaxamedSSC-Khatumo stateSabiibGobIlaahay🡆 More