Saynis: Taariikh sayniska Falsafad Saynis Xisaab Fiisikis Kimistari Baayooloji Cilmi Fallag
Hiddaha iyo Dhaqanka | Sooyaal | Juqraafi | Taariikh | Xisaab | Saynis | Bulsho | Farsamo | Falsafad | Diimaha | Tusmo | Cunto |
Bulshada: Arimaha Bulshada Hiddaha iyo Dhaqanka Cilminafsi Dhaqaalaha Siyaasadda Waxbarashada iyo Barbaarinta Juqraafi Taariikh Sharci Luqad ( Fikir ) ( Falsafad )
Bogga Hore | Sayniska Dabiiciga | Sayniska bulshada | Cilmiga nolosha | Dabagal |
Tusaale: Haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo Haydrojiin ah iyo Hal atam oo Ogsijiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa!! maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". saynisku waa cilmi ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay. |
Curiye kimiko waa macdan, kimiko adke, hawo ama dareere ah kuwaas oo laga helo meelo kala duwan oo dhulka ah. Sida la ogyahay, ilaa hada waxaa jira 118 Curiye, kuwaas oo ku xusan miiska Diwaanka Curiye. Intaas waxaa dheer, ayadoo lagu saleeynayo calaamadaha iyo dhaqanka curiye ayaa wuxuu u kala baxaa qeeybo badan oo, guud ahaan, soo hoosgala Bir (metal) 91 curiye, Bir la Mood (metalloid) 6 curiye, Bir Ma Ahe (nonmetal) 17 curiye, iyo Neefo.
Sida caadiga ah, curiye waa walax kimiko oo ka samaysan atom taas oo lagu kala saaro tirada atomic ee bu'diisa ku jirta - tirada borotoono ee bu'da atom. Guud ahaan, waxaa curiyaha loo qeybiyaa sadex nooc: Bir, Bir la Mood iyo Bir Ma Ahe. Tusaale fiican waxaa ah, Ogsajiinta iyo Nitrojiinta (Bir Ma Ahe), Silikoonta iyo Aarsenik (Bir La Mood), iyo Aayronta, Naxaasta, Dahabka iyo Koberta oo ah bir. Curiyaha kimiko waxaa ugu miisaan fudud Haydarojiinta oo leh tiro atomic 1 iyo tan ku xigta Hiliyaamta oo leh tiro atomic 2. Sidoo kale, labadan curiye waa kuwa ugu badan Koonka; halka Aayron iyo Ogsajiintu ay yihiin labada ugu badan qaab-dhismeedka qolofta dhulka. Inkastoo macdanta iyo isku dhisyada curiyaha qaarkood dadku aqoon u lahaayeen tan iyo 10,000 sano ka hor, inta u badan curiyayaasha waxaa la helay dhamaadkii qarnigii 19aad iyo qarnigii 20aad.
Ibn Haytham Waa aqoonyahan Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka, Araga ( Optics ), Ingineernimada.
|
Qodobbo ku jira laamaha Sayniska
|
Hooyga muhiimka ah: | Arimaha Bulshada | Bulshada | Hiddaha iyo Dhaqanka | Cuntada | Cilminafsi | Dhaqaalaha | Siyaasadda | Waxbarasho | Juqraafi | Taariikh | Sharci | Af-maal | Fikir | Falsafad | |
Qaaradaha: | Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub | | |
Portal Bahwadaag la ah: | ||
Sidoo kale: | ||
[ Bulsho ] | [ Hooyga ] |
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)
This article uses material from the Wikipedia Soomaali article Portal:Saynis, which is released under the Creative Commons Attribution-ShareAlike 3.0 license ("CC BY-SA 3.0"); additional terms may apply (view authors). Content is available under CC BY-SA 4.0 unless otherwise noted. Images, videos and audio are available under their respective licenses.
®Wikipedia is a registered trademark of the Wiki Foundation, Inc. Wiki Soomaali (DUHOCTRUNGQUOC.VN) is an independent company and has no affiliation with Wiki Foundation.