Sano Ilays

Sano Ilays (Af-Ingiriis: light year) (waxaa loo sunta summadda: ly) Waa halbeeg qiyaaswaxaa loo adeegsadaa masaafooyinka waa weyn iyo fogaanshaha aadka ah sida fogaanta u dhexaysa dhulka iyo xiddigaha ee marka loo eego iftiinka.

Waxaa loo yaqaan Sano Ilays in ay tahay masaafada uu jaro ilayska halkii sanaba.

Sano Ilays
Sano Ilays
Map showing the stars that lie within 12.5 light years of the Sun
Unit information
Hab halbeegHalbeegga Cilmi falagga
Halbeegga ahlength
Astaanly 
Unit conversions
1 ly in ...... is equal to ...
  metric (SI) units  9.4 Petametres; 9.4607×1015 m
  imperial & US units  5.8786×1012 mi
  astronomical units  6.3241×104 AU
   0.3066 pc

Waxa uu gaarayaa xawaaraha Ilayska 300 kun Kiilomitir/Ilbirisqi, xawaarahaas Ilaysku wuxuu jaraa 18 Milyan Kiilomitir daqiiqaddiba taana waxaa lagu magacaabaa daqiiqo ilays. Waxa ay gaaraysaa xawaalaha uu jarayo halkii Sano ilays 9,460,730,472,580,800 Mitir taasoo ah mid gaarsiisan 9.46 Tirilyan Kiilomitir ama 5.878 Tirilyan Mayl ama 63241.077 Halbeeh Cilmi falag. Masaafooyinka dunida waa mid aad u ballaaran iyadoo lagu qiyaaso Sanado Ilays waana masaafada uu jaro ilayska sannadkii, iyadoo xawaaraha ilaysku la mid yahay 299,792,458 m/seken waana xawaaraha qiyaasta ugu dhaw dunida sababtoo ah maba jirto waxa ka dheereeya ilayska.

  • Waxaa loo yaqaanaa nidaamka alfa santuri, (Af-Ingiriis: Alpha Centauri), Waa hab ka kooban laba xiddig kan noogu dhaw xiddiga, waxa ay gaaraysaa masaafadiisa 4,34 sano ilays. Waxaa kale oo jira midka ugu dhaw xiddig lagu magacaabo Red dwarf midabkiisana waa huruud waxa uu naga fogyahay xiddigaas 4,22 sano ilays qorraxda.

Eeg sidoo kale

Tixraac

Tags:

Af-Ingiriis

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Aqal Soomaali10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayMuuse BiixiCalanka SoomaaliyaMuqdishoWasaaradda Arrimaha Gudaha SoomaaliyaBahda Qoraxdu MidaysayMaltaXuseen Bin Cali Bin Abii DaalibDiiwaanka Caasimadaha AfrikaQabiilka eyloSiil3 (tiro)Koobka AdduunkaMisirOgsajiinAwrtableMuscab bin cumeyrAljeeriyaWaraabeTurkigaCiise (qabiil)LaylkaseCabdullaahi CiiseAfarta madhabSaraarMaamulgoboleedka SoomaaliyaXeebjireNabi HuudHooyoCiidanka Xooga SoomaaliyaAbshir BacadleAw qudubAmeerikada koonfureedSahra AxmedFinlandMaansoHeerkulSunny LeoneBambi WoodsSheekh Yuusuf Al KawnaynDiwaanka CuriyeMalaayIiraanMaxamed CigaalBoodhXijaab (dhar)Sadaam XuseenEratareyaBegediCAFXasuuqii IsaaqMasarAtooreXijaabFanzaRaxanweynAxmed SiilaanyoAxadFarta BooramaGolaha Wakiilada SomalilandKoonfur KuuriyaMadaxweyne ku xigeenka SomalilandJijeeleHubeerNafaqoXVideosMajeerteenKoofiyadSoqotraHabboonRamadaanSaldanadii CadalSheeko Soomaali🡆 More