Hubeer

Beesha Hubeer wa qabiil katirsan beelaha D&M ee Soomaliyeed.

Waxayna ku abtirsataa beeshu Ali Yaabuur Samaale. Beeshu waxa dagan ahan lagu yaqana goboladda laysku yirahdo Koonfur Galbeed Somalia iyo ""Jubaland"" .Beesha Hubeer oo beeraley, aqoonyahano iyo xoolo dhaqato u badan balse waxaa kale ee beeshu leedahay xirfado kale ee ganacsiyadeed oo ay noloshoodu ku mareyan melkasta oo ay ka degan yihin gudaha dalka Soomaaliya.

Abd Al Muttalib Abu Tabil Aqiil Hiil Samaale Yaabuur Ali Hubeer 
Hubeer waxuu u kala baxaa 4 oo kala ah:- Hayaame Haraa Gaalbiyeed Huliye 
Hayaame oo ah curudka Hubeer waxuu ukala baxaa 2. 
  • Sarmaanle
  • Baroole
  • Sarmaale waxuu usii kala baxaa 5 oo kala ah:-
  • Labo aw guriyow (nuuri guri iyo birkaan guri)
  • Sadex gamaas (reer awoow, reer shanle igo reer awle
  • Baroole waxuu usii kala baxaa labo oo kala ah:-
  • Reer macalin iyo Gamaasaraad
Haraa waxuu ukala baxaa 4 oo kala ah:- 
  • Garwaale
  • Reer ware
  • Reer aalin
  • Nin koole
Gaalbiyeed waxuu ukala baxaa 3 oo kala ah:- 
  • Abdi fale
  • Aliyow birkaan
  • Awriinle
Huliye oo ah yaraanka waxuu ukala baxaa 2 oo kala ah:- 
  • Ree reeji
  • Iyaanle
  • Re reejii waxuu usi kala baxaa:-
  • hartiyow iyo Umurow

Reer hartiyow waxuu usii kala baxaa

  • Beri hartiyow
  • Cabdalla hartiyow oo loo yaqaan (Hareed)
  • Iyaanle waxuu usi kala baxaa 8 oo kala ah:4 Culimo iyo 4 alan gumeed
  • afarta culumada waxay kalayihiin (Usmaan Foge,Usmaan Nuure,Eedin Karkaar iyo Amadyiro Sheekhey.
  • afarta Alan gumeed(reer aw Duurow,
  • Hurgume

Tags:

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Midowga SofiyetBalcadXadhig xabsiAasiyaKiin JaamacJijeeleBaayWaqooyiga AfrikaDoorashada guud ee Somaliland (2017)Wayback MachineLionel MessiFC BarcelonaHartiOgadenDabajeex (qori)Jaamacada CarabtaHiraabMaalinta DhulkaBeesha hilibi daarandooleJabaanBaargaalAddis AbebaSoomaali2007XaasMasarBuluugMUUSE ISMACIILDhiigHeeso SoomaaliQalaafeCabdullaahi YuusufSeerbiyaCiidanka Cirka SoomaaliyaFanaaniinta SoomaaliyaAxmed BideHabar ejiAf-LaatiinQabyaaladaGoorsheegtoMadaxweyneyaashii SoomaaliyaReer XaamidXagalArktikKhaalid bin WaliidReeryoonisJaabir bin cabdilaahMagacyada SoomaaliyeedBeribiyoodCalanka SomalilandJamaykaMeereMaxamuud hartiSacuudi CarabiyaWanlaweyn-Garsoorka SoomaaliyaCuntoCilmi BaarisWikimediaAdolf HitlerMaydhKuubaJamaameAbwaanHanti maguurtoMarqaanweyneFungiIsaaqCudurAqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka SoomaaliyaMaxamed Cabdule XasanKoonfur AfrikaMaali🡆 More