Habboon: Taxane telefishin Soomaaliyeed

Habboon waa taxane telefishin Soomaaliyeed oo uu soo saaro Astaan ​​TV.

Xiliga kowaad waxa la soo bandhigay Janaayo 18, 2022 wuxuna dhamaaday 21 Maarso isagoo wata 19 qayb. Xiliga labaad waxa la soo bandhigay Diseembar 22, 2022 wuxuuna dhamaaday Maarso 16, 2023.

Habboon
No. of seasons2
No. of episodes44
Production
ProducerAstaan TV
Production locationMuqdisho
Release
First shown inJanaayo 18, 2022 (2022-01-18)

Shirqoolkii

Habboon waa gabadh yar oo jaamacada dhigata, kuna foogan waxbarashadeeda, jecelna inay wax akhrido. Waa agoon waxaana korsaday lamaane is qaba Ducaale iyo Amran oo ay weheliyaan caruurtooda. Muddo ka dib, Habboon waxay jacayl u qaaday Jamaal, oo ah mid ka mid ah qaraabadeeda.  Ismahaan iyo Amran labaduba waxay ka qabaan xiriirkooda niyad jab, halka Amran ay hayso sir ay ka qarisay Habboon oo ay doonayso inay u sheegto, halka Ducaale uu qorsheynayo inuu u sheego marka ay jaamacadda dhammayso.

Liiska xalqada

Xiliga koowaad

Taariikhda Xalqada Ciwaanka Ciwaanka Ingiriisiga Tix
Janaayo 17, 2022 (2022-01-17) 1 "Soo Laabashada Jamaal" "Jamaal's Return"
Janaayo 20, 2022 (2022-01-20) 2 "Soo Dhixista Xirsi" "Hirsi's arrival"
Janaayo 24, 2022 (2022-01-24) 3 "Cashada Habboon iyo Doodda Amran" "Habboon's Dinner and Amran's Debate"
Janaayo 28, 2022 (2022-01-28) 4 "Maalin Jimco" "Friday Night"
Janaayo 31, 2022 (2022-01-31) 5 "Xilli Hore Imaada" "Arrive Early"
Febraayo 3, 2022 (2022-02-03) 6 "Hooyo Kuu Waceeyso" "Mom Calls You"
Febraayo 7, 2022 (2022-02-07) 7 "Walaashaa Haboon Ogoow" "Take Care of Your Sister Habbon"
Febraayo 10, 2022 (2022-02-10) 8 "Jamaal Isbitaalka Imoow" "Come to Hospital, Jamaal"
Febraayo 14, 2022 (2022-02-14) 9 "Ha ii Soo noqonin Waligga Orad Bax" "Never Come Back To Me, Go Away"
Febraayo 17, 2022 (2022-02-17) 10 "Jamaal Ku Aaway" "Where is Jamaal?"
Febraayo 21, 2022 11 "Bassaboorkeeyga Aaway?" "Where is My Passport"
Febraayo 24, 2022 12 "Waxa La ii Sheegaayo Maxaa Ka Jiro" "How true is The News That I Heard?"
Febraayo 28, 2022 13 "Culeeys Badanaa I Heysto?" "How Much Weight Do I Have?"
Maarso 3, 2022 14 "Kalkaaliso Ka Fiican Ma Arkin" "I Have Never Seen A Better Nurse"
Maarso 7, 2022 15 "Hooyo In Aan Guursadaa Rabaa" "Mom, I Want to Get Married"
Maarso 10, 2022 16 "Habboon Waa Lagu soo Doonay" "Habboon, You Have Received A Marriage Proposal"
Maarso 14, 2022 17 "Annaga Dad Nooga Fiican Haddii Ay Heleyso, Ha Aaddo" "If She Found Better People Than Us, Then Let Her Go"
Maarso 17, 2022 18 "Hooyo Habboon Waa u Xiisay" "Mom, I Miss Habboon
Maarso 21, 2022 19 "Hanaga Tagin" "Don't Leave Us"

Xiliga labaad

Taariikhda Xalqada Ciwaanka Ciwaanka Ingiriisiga Tix
Diseembar 22, 2022 (2022-12-22) 1 "Habboon Ma Heshay"
Diseembar 26, 2022 (2022-12-26) 2 "Martida Lasheegaa Waa Tuma"
Diseembar 29, 2022 (2022-12-29) 3 "Soo Kuma Dhihin Wax Culeys Ah Haqaadin"
Janaayo 2, 2023 (2023-01-02) 4 "Anigaba Dumaashi Fiicanaa Ahay"
Janaayo 5, 2023 (2023-01-05) 5 "Arooska In Lagugu Qasbo Jamaal Ayaa Kadanbeeyo"
Janaayo 9, 2023 (2023-01-09) 6 "Waxaan Rabaa Kaligaa Inaan Ku Arko"
Janaayo 12, 2023 (2023-01-12) 7 "Gabadhaan Ma Is Taqaaniin?"
Janaayo 16, 2023 (2023-01-16) 8 "Iisheg Habboon Meesha Aad Geesay"
Janaayo 19, 2023 (2023-01-19) 9 "Horta Salaanta Hano Danbeyseee, Habboon Meel Ku Sheeg?"
Janaayo 23, 2023 (2023-01-23) 10 "Gabadhaan Waji Geeda Waa Igu Yalaaa"
Janaayo 26, 2023 11 "Hello Habboon Aabe"
Janaayo 30, 2023 12 "Aniga Marwalba Gabadheyda Ayaa Tahay"
Febraayo 2, 2023 13 "Jamaal Hooyo Wey Jabtay"
Febraayo 6, 2023 14 "Duqda Hadii Ey Ku Jeclaato Ayada Maku Guursaneeyso"
Febraayo 9, 2023 15 "Habbon Xabiibti Ila Hadal"
Febraayo 13, 2023 16 "Adeer Ha Idhihin Aabahaa Ayaa Adeer Ii Ah"
Febraayo 16, 2023 17 "Aniga Waanba Quustay Xalimo Waligeyd Waxey Laheyd Gabadha Waa Noshahay"
Febraayo 20, 2023 18 "Dadkii Dhintay Waa Dhinteen Inta Nool Dhaqan Ayey Rabaan
Febraayo 23, 2023 19 "Aabe Aragtidiisa Nolosha Wax Walba Ayey Aheeyd"

Tixraac

Tags:

Habboon ShirqoolkiiHabboon Liiska xalqadaHabboon TixraacHabboonAstaan TV

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Cabdullaahi YuusufGaranuugWoqooyiga AmeerikaAxmed FaaraxWaqooyiga AfrikaWikimediaReer-DarawiishSiigeysiAxmed KismaayoSoomaalilandJabuutiSheeko SoomaaliMaxamed CawaaleAbu BakrDawladii CabaasiyiintaJava (luuqada borograaminta)Habdhiska DheefshiidkaBaayGelediBiyoFar SoomaaliQabyaaladaBasaliKoonfur Australia (gobol)Afarta xilliNaaftoAasiyaWarta NabadaCigaal shiidaadUstareliyaKiristiyano RonaldoBaarlamaanka SomalilandHorumarinta BulshadaXasan Aadan SamatarDayniileDhigahaReer NuurWebiyadaHawiyeXaliima MagoolCeerigaaboBadhanJuqraafiBuuhoodleGalbeedka AfrikaSiyaasadda SoomaaliyaIlaahayMuuse BiixiLacey DuvalleMaxamuudsaleebaanCilmiga bulshadaDhaqanQoryooleyMeheriWikipediaBaarliinTaariikhda Badmareenka SoomaalidaXasan Cali KhayreBiciidHaaruun AlrashiidGiriigaMugFaysbuugNebalEdebdarroCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandGeri koombeCiraaqFalastiinYemenBeesha Aw saciid🡆 More