Gobol Koonfur Australia

Koonfur Australia (Ingiriis: South Australia) waa gobolka koonfur-dhexe ee Ustareliya.

Waxay ku fadhidaa mid ka mid ah meelaha ugu qalalan, uguna abaarsan qaarada, laakiin cirifkeeda koonfureed waxa uu ka kooban yahay dhul biyo leh oo barwaaqo ah waana meesha ay ku nool yihiin dadka intiisa badan. Waxa xad u leh Galbeedka Ustareliya dhanka galbeed, Dhulka Galbeedka dhanka waqooyi, Queensland dhanka waqooyi iyo bari, iyo New South Wales iyo Victoria dhanka bari. Dhanka koonfureed waxay ka soo hor jeeddaa Great Australian Bight, oo ah bad yar oo ku taal koonfurta badweynta Hindiya (oo loo yaqaan Badweynta Koonfureed ee Ustareliya). Caasimaddu waa Adelaide, oo ku taal xeebta koonfureed.

Gobol Koonfur Australia
Gobol Koonfur Australia
Gobol Koonfur Australia
Koonfur Australia

Gobol Koonfur Australia

Koonfur Australia (Ingiriis: South Australia) waa gobolka koonfur-dhexe ee Ustareliya.

Gobol Koonfur Australia  WikiMashruuc Juqraafiga
Boggan waa qayb WikiMashruuc Juqraafiga.

Tags:

AdelaideIngiriis (luqad)Ustareliya

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Heo Yoo-rimAwstriyaLiiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee SoomaaliyaDebbie Does DallasMooracaseSoomaali AlifbeetCiid al-AdxaaKalandarka MiilaadigaFarta CismaaniyaCiidanka Xooga SoomaaliyaTowraadTaariikhda SomalilandIsiraynXasan Sheekh MaxamuudGabareey-maanyoSuuriyaBuuhoodleHaber Awalq88lpGedoGaraamXasan Aadan SamatarIsaaqMasaajid Cali GuduudCumar FaaruuqBunDillaWikiLiiska Hayadaha Qaramada MidoobayKajolCaliBaydhaboRuun NirgoodMaxamed Cabdulaahi MaxamedAljeeriyaDhulKeski qabeSamo ku waarUstareliyaBahda Qoraxdu MidaysaySuudaanSamaaleCali Cafii Fiqi OmarTaariikhda SaxaabadaDhagaxLaxanCiidanka Qalabka Sida ee SomalilandLiska Salidka MawduucyadaDagaalkii BederJacaylDiinsoorMaxamed Cali KalaayOromoKoonfur GalbeedDurbaanXulbadGeedWaxbarashada SoomaaliyeedLabaaleeyLambarGalmudugQabaalGuddiga Af SoomaaligaGaraad Jaamac Garaad CaliTunisiyaHartiDylan BesseauJubaland2020AbaajibilKarkaar🡆 More