Dhar Xijaab

Xijaab (Af Ingiriis : Jilbāb; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Jilbaab, waa maro dabacsan oo ka samaysan dun, ama cudbi, ama harag kaasi oo la tolay looguna tallo-galay in dumarku xidhaan si u asturaan xubnaha jidhkooda.

Jilbaabku wuxuu ka mid yahay dharka khaaska u ah dumarka. Sidoo kale waxaa jilbaabka aad caan uga yahay Dunida Islaamka taasi oo dumarku u xidhaas astaan diin ahaaneed. Meelaha qaar sida Gobolka Bariga Dhexe iyo deegaanada kale ee Dadka Carabta ah waxaa caan ka ah xidhashada xijaabka oo loo isticmaalo dhar ahaan. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.

File:Munaaaa.jpg
Gabadh Soomaali xidhan xijaab

Hordhac

Xijaabku waa shey dhar ah taasi oo laga tollo dun isla markaana aad looga istimaalo deegaanda ku dhaqan yihiin Muslimiintu halkaasi ooy ka tahay dhar ka mid ah dhaqanka dadka. Xijaabka waxaa maanta laga xidhaa meelo badan oo caalamka ah kuwaasi waxaa ka mid ah wadano badan oo Afrikaan ah iyo wadano reer Galbeed ah.

Dharka

Dharka (Af Ingiriis : Textile ama Cloth; Af Carabi : ar‎) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta. God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Dhar Xijaab 
Wiki Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac


Tags:

Dhar Xijaab HordhacDhar Xijaab DharkaDhar Xijaab MuuqaaloDhar Xijaab Sidoo kale fiiriDhar Xijaab TixraacDhar XijaabAf CarabiAf IngiriisBariga DhexeCarabCudbiDharDunHaragIslaamXayawaanXoolo

🔥 Trending searches on Wiki Soomaali:

Nebi Aadam C.SKismaayoMadiina Al-munawaraShabeellaha HooseDirXeerarka tajwiidka Qur’aankaBadweynta BaasifigaMarookoGobolada SoomaaliyaQabribayaxSadaxleeyJaamacada CarabtaWaxbarashada SoomaaliyeedIsmaaciil MireMadhuri DixitKumbuyuutarBakoolLeefida dabadaHalbeegWaraabeLiiska Jaamacaddaha SoomaaliyaLiiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku noolFinlandAbgaalIndunisiyaWaabgaleWarbaahinta SoomaaliyaQoraxHowraarsame AmaanreerHiiraan StateCeeldheerHodanNabiyada IslaamkaYemenIlbaxnimoGarooweReeryoonisWabiga ShabeelleMaxamed Cabdule XasanAaminaJasiirada Qabrus10-ka saxaabi ee Janada loogu bishaareeyayDhigahaKuuleeyCaabudwaaqGarsoorka Soomaaliya1988Af IngiriisXasan Sheekh MuminCaruurta Nebi MuxamedXiman iyo xeebKeynKoronto - xadhigWardheerLiin dhanaanAstaanta Qaranka SomalilandSuugaanJoogCilmi BoodhariAdeega Boostada SoomaaliyaWasaaradda Warfaafinta SoomaaliyaWaaberiGaaljecelTuniSaliid MacsaroNetfilikisManchester City FCDaaroodDagaalkii Dunida KowaadGolaha Guurtida SomalilandFaransiiskaSaaxilMidowga AfrikaUgaas Cilmi Ugaas Warfaa🡆 More